Wasaaradda Waxbarashada oo Xariga ka Jartay Imtixaannada Mideysan ee Soomaaliya Munaasibad maanta ka dhacday magaalada Muqdishu, Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa xariga ka jartay Imtixaanada mideysan ee ardeyda dusiyada sare ka baxeysa ee Koofuta iyo Bartamaha Soomaaliya. Ugu horeyntii Wasiirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhuusamareeb:- Muunaasabad Lagu Soo Dhaweynayo Wasiir Odawaa Oo Socota Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, waxaa haatan ka soconaysa munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayo wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maanta gaaray…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Tanzania Oo Arimo Dhowr Ah Ka Shiray Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta uu ka socdo shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Johannesburg, kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Midowdey ee Tanzania, Mudane Jakaya…
1 daqiiqo War Degdeg ah: Al-Bashiir oo Dalkiisa Kusii Jeeda Cumar Al-bashiir ayaa dalka Koofur Afrika ka duulay inta aan lagu dhawaaqin xukun Maxkamad ayidaad ah. Al-bashiir ayaa Sabtidii tagay Johannesburg si uu uga qeyb galo shir madaxadeedka Midowga Afrika…
1 daqiiqo Tirada Gobollada ay Ardeyda Ku Galeen Imtixaanaadka Dowladda Waxaa markii ugu horeysay muddo 25 sano ah maanta dalka Soomaaliya ka dhacay imtixaan mideysan oo dowladda Federaalka ay ka qaadeyso ardayda ka baxa dugsiga sare ee bartamaha iyo Koonfurta…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Gobalka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Seddaxdii maalin ee ugu dambeysay waxa ay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan. Howlgaladaan ayaa laga…
1 daqiiqo Kalafadhiga 35-aad Ee Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Furmay (Sawirro) Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Garoowe ka furmay kala fadhiga 35-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland, waxaana furay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire…
2 daqiiqo Cabdiweli Gaas “Puntland Waxa Ay Ka Digeysaa In Lagu Xadgudbo Dastuurka” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta furay kalafadhiga 35-aad ee baarlamaanka Puntland ayaa ka digay in lagu dhaqmo wax walba oo ka dhan ah Dastuurka dalka u…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo imtixaan Mideysan Ardeyda Ka Qaadesya 25 sano kadib Arday Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay galaan Imtixaanka Shahaadiga ee ay Wasaaradda Waxbarashada Waxbarashada ka qaadeyso ardayda dhigata Dugsiyada sare ee bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Ardayda ayaa Maamlihii…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Safar Degdeg Ah Ku Tagay Degmada Dhuusamareeb Wararka Goobjoog News ay helayso ayaa sheegaya in wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa uu gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, halkaasi oo dhawaan…