1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culumo Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dadaalo Dadka Xujeyda Lagu Barayo Waajibaadka Xajka Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayay culumo Soomaaliyeed kusoo bandhigeen barnaamij cusub oo lagu furayo xarun dadka si lacag la’aan ah loogu bari doono waajibaadka xajka ka hor inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Isku Qoys Ah Ayaa Maanta Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Boosaaso (Sawirro) Dab ka kacay saaka kaam ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, laguna magacaabo Kaamka 55-aad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen 4 qof oo isku qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Jubbaland Oo Ku Geeriyootay Dagaal Maanta Ka Dhacay Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada wasiirka arimaha gudaha maamulka Jubbaland Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish iyo kuwa Nabad sugidda maamulkaasi ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Shan Qodob Kasoo Saaray Dastuurka Federaal Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Axad ah soo gaba-gabeeyay doodii ay ka yeesheen Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay jabiisay qodobo ku qoran Dastuurka, wax ka badalka Dastuurka, xeerar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabaya Guddi Ciidamada Abaabula Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa lagu soo waramayaa in uu wado la tashiyo ku aaddan sidii la’iskugu duba ridi lahaa ciidamo uu yeesho maamulkiisa cusub ee Galmudug. Ciidamada uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo 10 Qof Oo Shacab Ah Ku Dilay Gobalka Gedo Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa goor dhow duqeyn ay ka geysteen gobalka Gedo waxa ay ku dileen 10 qof oo shacab Soomaaliyeed ah. Duqeyntaan ayaa ka dhacday deegaan u dhaxeeya degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Xoghayihii Maamulka Degmada Kaxda Oo La Dilay Warar goor dhaw aynu helnay ayaa ku waramaya in koox hubeysan ay degmada Dharkeenley ku dileen xoghayihii degmada Kaxda Bile Axmed Abukar iyo Laba ka mid ah Ilaaladiisa. Ragga hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Barbara Markab siday dad isugu jira Soomaali iyo Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Berbera, kaasi oo dadka kasoo badbaadiyay dagaallada ka socda Yemen. Markabkaan oo soo xirtay gelinkiii dambe ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Faarax Qare “Anaga Ayaa Ku Guuleysan Doonna Dacwadda Badda Ee Nagala Dhaxeysa Kenya” Agaasimaha Hay’adda Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku guuleysan doonto dacwadda Badda ah ee nagala dhaxeysa dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Sheegay Sababta Ka Dambeysa In Ay Dib Isku Soo Abaabulaan Al-shabaab Korneel Cabdullaahi Aadan Cirro oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa ka hadlay sababta ugu weyn ee xilligaan keentay in ay dib isku soo abaabulaan Xarakada Al-shabaab, xilli dowladda ay…