1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo Xabsiga Ka Siidaayay Gudoomiyahii Degmada Buuloburde Iyo Duqii Magaaladaasi Waxaa xabsi ku yaalla degmadabuulo ee gobalka Hiiraan laga sii daayay gudoomiyahii degmadaasi Cabdicasii Deerow iyo Cismaan Geedi Cilmi oo ah duqa magaaladaasi, ka dib Lix Bil oo ay xirnaayeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Yemen Ee Ku Sugan Hargeysa Oo Gurmad Raashin Ah La Gaarsiiyay Qoysas kasoo jeeda dalka Yemen islamarkaana qaxooti ku ah magaalada Hargeysa ayaa waxaa la gaarsiiyay gurmad raashin ah oo ay bixisay mid ka mid ah Hay’adaha samafalka ah. Ku dhawaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Bilawday Degmada Baardheere Sababo La Xiriira Duulaamo Halkaasi Ku Wajahan Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dad aan badneen oo degmada ka mid ah ay bilaabeen in halkaasi ay isaga barakacaan, ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga Oo Kulan Degdeg Ah Yeeshay (Sawirro) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa kulan degdeg ah oo ammaanka looga hadlayay waxa uu habeenkii xalay ahaa kula yeeshay magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta hay’adaha amniga. Kulankaan oo daba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qaraxyadii Lagu Qaaday Hoteelada Saraakiil u hadashay dowladda Soomaaliya ayaa sheegey in illaa 7 ka mid ah dagaalyahanadii weerarada soo qaaday ay dileen ciidamada dowladda, islamarkaasina ay soo afkareen weerarada. Goobtii ay wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahino Kasoo Baxaya Weeraradii Lagu Qaaday Hoteelada Siyaad iyo Weheliye Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro caawo maqribkii lagu qaaday labo hotel oo ku yaala magaalada Muqdisho. Wararka soo kordhey waxaa ka mid ah isbitaalka madiina mas’uuliyiinta ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEGDEG: Qaraxyo Gilgilay Hoteelo ku yaalo Magaalada Muqdishu Labo qarax oo aad u xoogan ayaa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdishu maqribkii maanta. Qaraxa hore waxaa uu ka dhacay Hotel Siyaad halka qaraxa labaad uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Degmada Afgooye Ku Dilay Haweeney Uur Leh Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka ah uu degmadaasi ku dilay Haweeney Uur leh misane ganacsato ahayd.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Qiimaha La Iibiyo Qudaarta Ee Suuqyada Baladweyne (Sawirro) Gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa uu ku tallaabsaday horumaro ballaaran oo dhinaca wax soo saarka qudaarta ah, iyadoo dalagyada kasoo baxa loo iib geeyo meelo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sirdoonka Waddamada Bariga Afrika iyo IGAD oo Alshabaab Ka Shiraya Taliyeyaasha laamaha sirdoonka ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedyada Bariga Africa ee EAC iyo IGAD ayaa waxa uu shir heer sare ah oga furmi doonaa magaalada Kampala ee dalka…