1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Shaaciyay Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamul u Sameynta Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xilliga uu furmi doono shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, xilli heer gabagaba ah uu marayo shirka dib u heshiisiinta Baladweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Nool Degmada Jowhar Oo u Baahan Gargaar Bini’aadanimo Barakacayaasha ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyaga oo ugu baaqay maamulka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gedo Wararka ay Goobjoog News ka helayso gobalka Gedo ayaa ku waramaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Ciidamo ka mid ah Itoobiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Boosaaso Oo Amaanay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Waxgaradka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa amaanay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo mira dhalkiisa noqday in shacab badan oo Soomaaliyeed laga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid “Xilka Ayaan Ku Wareejinayaa Madaxweynaha Cusub” Madaxweynihii hore ee maamulkii la oran jirey Galmudug Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in uu xilka ku wareejiyo madaxweynaha cusub ee loo doortey maamulka rasmiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kormeerka Taliyaha AMISOM ee Kudhaa iyo Foojignaanta Laga Qabo Weerarkii Leego oo Kale Taliyaha AMISOM ee guud Jen. Jonathan Rono ayaa kormeer ku tagay saldhig ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ay ku leeyihiin jasiiradda Kudhaa ee Jubbada Hoose halkaasi oo sanadkii hore ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Ka Shakisan in Weerarkii Mandheera Ay Geysteen Dhalinyaro Deegaanka Ah Mas’uuliyiin u hadashay dowladda Kenya ayaa sheegtey in weerarkii shalay lagu qaaday koox dad ah oo ka shaqeeya godadka carro kaawada ee lagu dhiley illaa 13 qof, 10 kalana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo Magacoowdey Guddi Heer Sare Ah Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Carrabeey ayaa markii ugu horeysey ku dhawaaqay guddi heer sare ah oo madaxtooyada kala shaqeyn doona diyaarinta barnaamijka waxqabadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Shirkii Koowaad La Qaadatay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha Wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Cabdirishiid Maxamed Xiddig ayaa maanta la kulmey guddiyada doorashooyinka iyo kan xuduudaha iyo federaalka oo shalay uun uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Dowladda oo u Duuley Kenya Arrimo La Xiriira Maamulka Hawada Soomaaliya Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada soomaaliya Maxamed Isaaq Fanax ayaa maanta (Talaado) u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka kenya si ay uga qeyb galaan shir caalami…