1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobalka Jubada Hoose Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal waxa ay ka wadaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Wararka ay halkaasi ka helayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Giriiga oo is Casilay Wasiirka Maaliyadda dalka Giriiga Yanis Varoufakis ayaa is casilay waxyar kadib markii dadka dalkaasi markii ay iska diideen Tilaabo la sheegay in lagu badbaadinayo dhaqaalaha dalkooda. Warbixin uu ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar:- Baaqa Ku Aadan u Gurmashada Soomaalida Yemen Oo Sii Kordhaya Dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan waxaan ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo u baahan gurmad degdeg ah oo noloshooda lagu soo badbaadiyo. Maalinba maalinta ka dambeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Sacuudiga Oo Laayay Muwaadiniin Soomaaliyeed Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in ay duqeyn diyaaradaha Sacuudiga ay ka geysteen halkaasi ay ku dhinteen muwaadiniin Soomaaliyeed. Gantaal ayaa la sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka “Dowladda Waa In Ay Buuxisaa Seddexda Caloolood ee Ciidamada Si Loo Xaqiijiyo Ammaanka” Dhawaanahan waxaa soo baxayay warar sheegaya in dagaalyahanada Alshabaab ay la wareegayeen deegaano horey looga qabsaday, iyada oo ciidamada dowladda ay kasoo baxeen meelo kala duwan. Illaa 3 magaalo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdirishiid Xiddig “Shirkadda Talyaaniga Waxa ay Sidoo Kale Tababaro Ka Fulin Doontaa Muqdisho iyo Baydhabo” Isaga oo ka hadlayay heshiis ay kala saxiixdeen shirkad Talyaani ah oo lagu magacaabo CEPO iyo Maamulka Jubbaland ayuu wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Cabdirishiid Maxamed Xiddig sheegey in shirkadani ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiwali Gaas “Jeneraalka Muxyadiin Waa In uu Isa Soo Dhiibaa, Hubkana Dhigaa” Wadahadalo waanwaan ah oo odayaal ay ka dhax wadeen maamulka Puntland iyo jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse oo gadoodey, ciidamadana la goostey ayaa lagu soo waramayaa in ay miro dhali waayeen.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka oo Booqdey 13 Wasaaradood, Kana Hadlay Keydka Cuntada Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootigii Laga Keenay Yemen oo Boosaaso Laga soo Ambabixiyay (Daawo Sarirada) Qaxooti ku xareysnaa xerooyin ku yaalay Boosaaso ayaa halkaas laga soo ambabixiyay, Qaxootigan oo la socday Markabka Nawaal 3 ayaa laga keenay dalka ay dagaalada ka socdaan ee Yemen, Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maanta saxaafadda kula hadlay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ka dib markii uu kasoo laabtay magaalada Cadaado…