1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Cadaado Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Doorashadii Cadaado Villa Soomaaliya Ayaa Laga Soo Abaabulay ” Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa sheegay in maamulkooda uusan aqoonsaneen doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado, waxaana ay ku sheegeen mid lasoo dhoob dhoobay. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Dowladda Federaalka Iyo Talyaaniga Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Talyaaniga, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi. Waxaa wafdigan hor kacayay wasiiru dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay Barxadda Shineemo Afrika degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in uu ku xirnaa gaari uu lahaa askari ka tirsan hay’adda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garbahaarey: Ciidankii Dagaallamay Oo La Heshiisiinayo Culimada iyo Waxgaradka degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa wada dadaalo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisada colaadeed oo maalmahii ugu dambeeysay ka taagneyd degmada Garbahaarey, iyadoo xiisadaasi ay sababtay dhimasho…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Gargaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kahaatumo Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Galmudug Maamulka Khaatumo State ayaa soo dhaweeyay Doorashadii shalay ka dhacay magaalada Cadaado ee lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi Maxamed Gacmo Yare oo u waramay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay Qabsadeen degmada Wanlaweyn Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaya in ciidamada Al-shabaab ay habeenkii xalay ahaa saacado haysteen degmada Wanlaweyn ee gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Sarsare oo Kenya ka Tirsan oo Caruurtooda Alshabaab Ku Biireen Warar kusoo baxay jaraa’idka dalka Kenya ayaa tibaaxaya in carruur ay dhaleen mas’uuliyiin sarsare oo Kenya ah la la’yahay, loona badinayo in ay Alshabaab ku biireen. Mid ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka “Galmudug Waa In Ay Wadahadal la Furtaa Puntland iyo Ahlu Sunna” War saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, AMISOM, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa maamul goboleedka cusub ee Galmudug iyo dowladda federaalka looga…