1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddax Musharrax Oo Usoo Gudbay Wareega 2-aad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay ku tartamayeen 6-musharrax. Xildhibaanada Baarlamnaanka Galmudug ee codeeyay ayaa ah tiradooda 89, waxaana musharraxiinta ay codadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Bilaabatay Goor dhaw waxaa magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud si toos ah uga bilaabatay doorashada madaxweynaha Galmudug, waxaana codeynanaya xildhibaanada Galmudug. Guddiga doorashada ayaa sharaxaad waxa ay ka bixiyeen qaabka codeynta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Sugan Cadaado Oo Fariin u Diray Musharraxiinta Madaxweyne Ee Galmudug Waxgaradka ku sugan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa fariin waxa ay u direen dhammaan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Suldaan Cabdikariin Suldaan Maxamuud oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa ka soconaysa diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan doorashada madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Maanta oo ay tahay Sabti 4-ta bisha July waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo La Sheegey in uu Saldhigyo Qarsoodi Ku Leeyahay Kismaayo iyo Balli Doogle Sida uu faafiyey wargeyska Foreign Policy, illaa 2 saldhig oo qarsoodi ah oo uu Mareykanku leeyahay kuwaasi oo laga duuliyo diyaaradaha aanan duuliyeyaasha lahayn ee Drones loo yaqaan ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM “Ma Jirto Wax Dib u Gurasho Ah oo Aan Sameyney” Talista ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ayaa beeniyey warar kusoo baxay qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in AMISOM ay dib oga guranayso deegaanadii ay horey ula wareegtey. Maman…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xoriyadda Burundi oo Muqdisho Laga Xusey, Askarkii Laga Laayay oo Laga Tacsiyeeyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Hadashay Shirka Gobolada Dhexe oo Maanta Lasoo Gabogabeynayo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo la filayo maalinta berri ah ee 4ta July 2015 in…
4 daqiiqo Sheeko:War Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für Studikern Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für Studikern Bedürfen Sie getreuen akademische Seminararbeit Wissenschaftler für der Entwicklung Ihrem Übengsstück von A bis Z. schreibburo.de – Aufgeschlüsselte juristisches Fallstudie Kreation Unternehmung…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Baladweyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne, iyaga oo soo qabtay dad lala xiriirinaayo in xiriir ay la leeyihiin…