1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Magaalada Mandheera Beelo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka lagu magacaabo Carabiya oo Ka tirsan magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Degmada Qoryooley Ciidamada AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay isaga baxeen degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, iyaga oo aaday dhanka degmada Buurhakaba. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Oo Si Nabad Ah Ku Tagay Boosaaso (Sawirro) Markabka Nawaal 3 oo waday dad ku dhaw 4-kun oo qof, kana keenay Yemen ayaa shalay si nabad ah waxa uu ugu soo xirtay dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Qabsaday Magaalooyin Hor Leh Dagaalyahanada Alshabaab ayaa dib ula wareegey magaalooyin sedex ah oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM saacadihii lasoo dhaafay. Magaalooyinkani ayaa waxaa ka mid ah Tooro Tooroow, Awdheegle iyo Mubaarak oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalgashiga Internet-ka Soomaaliya oo Laga Hadlay Kulan qeybtii labaad oo ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir guddoomiyey ra’isulwasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa looga hadlay arrimaha maalgashiga dalka, gaar ahaan Internet-ka. Wasiirka Warfaafinta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Guriceel Oo Dhaliilay Doorasho Ahlu-sunna Ay Ku Qabatay Dhuusamareeb Maamulka degmada Guriceel ee dowladda Soomaaliya ayaa dhaliil u jeediyay doorasho la sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ay ku qabteen degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi Warsame Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo War Kasoo Saartay Imtixaanaadkii Qaranka Golaha wasiirada kulan ay yeesheen ayaa lagu soo hadal qaaday imtixaanaadkii guud ee qaran ee dugsiyada sare ee ay qabatay wasaaradda waxbarashada markii ugu horeysey muddo 25 sano ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo Ka Hadlay Baahida Loo Qabo Balaarinta Dekeda Muqdisho Shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ayaa looga hadlay baahida loo qabo balaarinta dekada Muqdisho oo saxmad iyo ciriir badan laga dareemey kadib markii ay bateen badeecooyinka kusoo degaya. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal Seddax Oo Ku Dhow Dekadda Boosaaso Markabka Nawaal Seddax oo kasoo shiraacday dekadda Magaalada Mukalla ee dalka Yemen ayaa haatan kusoo dhawaaday dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Wariyaheena Aweys Aar oo saaran Markabkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Galmudug Oo Maanta Khudbadahooda Jeediyay Musharaxiinta u taagan xilka Maaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta waxa ay soo jeediyeen khudbadahooda si ay uga hadlaan taariikh nololeedkooda iyo waxa ay qabanayaan. 12 Musharrax ayaa maanta…