1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanka Aw-dheegle Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay faarujiyeen deegaanka Aw-dheegle ee gobalkaasi, halkaa oo muddo ay joogeen. Xasan Salaad oo ah taliyaha ciidamada Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta Khudbado Jeedin Doona Maanta ayaa lagu wadaan in Baarlamaanka Galmudug ay khudbadahooda kahor jeediyaan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulkaasi iyo xubnaha u taagan madaxweyne ku xigeenka. Musharaxiintaan ayaa tiradoodu waxa ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo u Hanjabay Al-shabaab Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa sheegay in dhawaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ay qaadi doonaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Macallin ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Degmada Afgooye Ee Shabellaha Hoose Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ku dileen mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan ee degmadaasi. Nabadoonka la dilay ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garowga Loogu Jiro Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Cadaado Laga Dareemayo Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa la filayaa in 4-ta bishan kuna beegan Sabtida soo socota ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, iyadoo halkaasi laga dareemayo diyaar garow ballaaran.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Billad Sharaf Siiyey Duqa Muqdisho Muungaab Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa billad sharaf siiyey duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, iyada oo lagu abaalmariyey kaalintii uu ka qaatay qabanqaabada munaasabadihii 26-ka June iyo 1-da…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Batroolka oo Sheegey in Kenya Aysan Shidaal Ka Baari Karin Dhul Badeedka Soomaaliya Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamed Mukhtaar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog xili uu booqasho ku yimid xarunta idaacadda ayuu sheegey in marnaba aysan dowladda Soomaaliya ogolaan doonin in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Beenisey Warkii Kasoo Yeerey Kenya ee Ku Sabsanaa Dhulbadeedka War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa lagu beeniyey war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Kenya oo ahaa in Soomaaliya ay xaqiijisey in ay ka laabanayso dacwaddii maxkamadda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Sheegay In Ay Qaadayaan Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay xarunta Akadeemiyadda ee duleedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo 29-kii bishii tagtay weerar ay ku qaadeen Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliskii Ciidamada Cirka Soomaaliya oo Dib Loo Furey Waxaa maanta dib loo furey taliskii ciidamada cirka Soomaaliya, waxaana xafiiska xarigga ka jaray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Cali Diini. Xafiiskani oo ku yaala xaafadda Afisiyooni ee Muqdisho ayaa waxa…