4 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Adeegga Garsoorka iyo Maxkamadda Dastuuriga Dhawaan waxaa baarlamaanka la horkeeney xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka kaasi oo balse dib loogu celiyey wasiirka caddaalada Cabdullaahi Ilkajiir, kadib markii xildhibaanada ay ka biyo diideen qabka loo maray xulista…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dhiirigelinayaa Dib u Heshiisiinta Iyo Nabad Ku Wada Noolaanshaha” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 55-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Gaalkacyo Oo Laga Xusay Munaasabadda 1-da Luuliyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug gaar ahaan dhanka Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa looga dabaal degay Munaasabadda 1-da Luuliyo oo ah markii ay xuroobeen gobalada Koonfureed ee Soomaaliya islamarkaana…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Soomaaliya Waxaa Leh Soomaali Mana Dhici Karto In Ummad Kale Ay Xal Noo Hesho” Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) oo ka hadlayey munaasabada dabaaldega Maalinta Xoriyadda Soomaaliya oo bulshada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay ugu dabaldagayaan. Maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Xuduuda Puntland Waxay Noqon Godinlabe Iyo Guriceel” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dheeraaday ka hadlay shirka Cadaado iyo sidoo kale eedeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Madaxda Ugu Sareysa Dalka Oo Ka Qeybgashay Munaasabadda 1-da Luuliyo Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degaayay 55 Sano guuradii kasoo wareegtay markii ay Gumeysiga Talyaaniga ka xuroobeen gobalada Koonfureed ee dalka, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Dadkii Ka Yimid Yemen Oo Gurmad Uga Baahan Shacabka Soomaaliyeed Dhawaan waxaa dalka kusoo laabtay shacab Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, waxaana dadkaasi ay yimaadeen meelo badan oo ka mid ah gobalada dalka. Magaalada Muqdisho ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Kasoo Shiraacday Dekadda Mukalla Ee Yemen Markabka Nawaal 3 oo wada Soomaali badan ayaa saaka kasoo amba baxay dekadda Mukalla ee dalka Yemen, kaasi oo ay la socdaan wariyayaal ka mid ah Goobjoog News. Markabka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari ka tirsan Ciidamada DF oo Magaalada Garbahaarey ku Diley Haweeneey Uur Laheyd Wararka laga helayo magaalada Garbahaarey ayaa waxay sheegayaan in shaley galab uu Askari ku hubaysan Qoriga AK47 uu goob ganacsi oo ku taala gudaha magaalada Garbahaarey uu ku toogtey Haweeney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegtey In Aysan Marnaba Ogolaan Doonin Darbiga Ay Kenya Ka Dhiseyso Xadka Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan raali ka ahayn Darbiga ay Dowladda Kenya sheegtay inay ka dhisayaan…