Wasiir Odawaa Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhuusamareeb Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, iyadoo degmadaasi ay la wareegeen ciidamada Ahlu-sunna. Wasiirka ayaa si… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Heshiis Gaaray Magaalada Jigjiga waxaa ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaasi oo ku aadan dagaalladii dhawaan ka dhacay Gobalka Galgaduud ee shacabka badan…
2 daqiiqo Soomaaliya iyo Imaaraadka oo Heshiis Kala Saxiixdey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyo wafdi uu horkacayo oo…
1 daqiiqo Madaxweynaha oo Ka Hadlay Arrinta Baarlamaanka Jubbaland Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka KMG ee Jubba inay dardar geliyaan hawshooda.…
1 daqiiqo Duulimaadyaddii Kenya oo Loo Joojiyey Shati Dartiis Waxaa gabi ahaanba joogsaday duulimaadyadii ka shaqeynayay Muqdisho iyo Nairobi dhexdooda iyada oo dad aad u badan oo Soomaaliyeed, kana mid yihiin mas’uuliyiin sarsare ay ku xayiranyihiin garoonka Nairobi kadib…
3 daqiiqo Maxay ka dhigantahay soo galintaanka Mastercard ee Suuqyada Soomaaliya ? Marka aad taariikhda eegtid ama aad u fiirsato qaabka Soomaalidu u ganacsto oo ay u samayso fursadaha ganacsiga waad riyaaqaysaa. Ganacasiga Soomaalidu waxuu ka mid yahay , ganacsiyada ugu taariikhda…
2 daqiiqo Ciidamada Ahlu Sunna oo Adkeystey Difaacyada Dhuusamareeb Sida uu kusoo waramayo wariyaha Goobjoog ee Dhuusamareeb, ciidamada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa dagay xarumaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusamareeb, sida saldhigga iyo waliba xerada taliska 21-aad iyo waliba…
2 daqiiqo Ciidamadda Dowladda ee Ka Baxay Dhuusamareeb oo La Dajiyey Xerooyinka Cadaado Ciidamaddii dowladda federaalka ee maanta ka baxay magaalada Dhuusamareeb kadib markii dagaalyahanada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay kala wareegeen gacan ku heynta magaaladaasi ayaa waxaa la dajiyey goobo ku yaala…
1 daqiiqo Baydhabo: Odayaal Soo Dhaweeyay Mooshinkii Shalay Ay Meel Mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ugu codeeyay mooshinkii ka yaallay golaha wakiilada Jubbaland. Malaaq Deyrow Cali oo ah…
1 daqiiqo Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…