Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada dalka Masar ayaa xabsiga dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo la sheegay in la qabtay xilli ay tahriib ahaayeen. Dadkaan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 120 qof, waxaana la qabtay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Puntland Iyo Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Sidii Wax Loogu Qaban Lahaa Dadka Kasoo Cararay Yemen Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madax ka tirsan beesha caalamka kala hadlay taageero loo fidiyo dadka kasoo laabtay Yemen ee ku sugan deegaanada Puntland. Cali Gaas oo…
1 daqiiqo Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ah in ay degdeg ugu gurmato shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, islamarkaana ay fuliso balanqaadkeedii ku aadanaa…
1 daqiiqo Soomaali Badan Oo Buux Dhaafiyay Magaalada Mukalla Si Ay Dalkooda Ugu Soo Laabtaan Qoysas Soomaaliyeed oo doonaya in ay kasoo baxaan wadanka Yemen ayaa buux dhaafiyay magaalada Mukallah oo laga soo raacayo Doonyo iyo Maraakiib. Mid kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku sugan…
9 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Dahabo Cabdi Faarax “Waan Ka Niyad Jabnay Ballan Qaadkii Dowladda Federaalka Ee Qaxootiga Yemen” Guddoomiyaha guddiga qaxootiga Soomaaliyeed ee wadanka Yemen ayaa sheegtay in weli dowladdu aysan ka soo dhalaalin ballanqaadyadii ay u sameysay dadkaasi si dalkooda dib loogu soo celiyo. Dahabo Cabdi Faarax…
1 daqiiqo Mid Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Yemen Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay kaalmeeyaan walaalahooda dib kaga soo laabanaya wadanka Yemen. Sheekh Sayid Abba Cali Sheekh Cali Maye oo ah hormuudka Jaamacadda…
1 daqiiqo Wasiir Odawaa Oo Magaalada Cadaado Kula Kulmay Musharraxiinta u Taagan Xilka Madaxweyne Ee Maamulka Mudug iyo Galgaduud (Sawirro) Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxa uu kula kulmay musharraxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka loo…
1 daqiiqo Xuutiyiinta oo Lagu Eedeeyay Dagaalo iyo Rabshado ka hor Imaanaya Xabad Joojinta Dagaalo ayaa lagu waramayaa in Xuutiyiinta ka wadaan magaalada Taciz iyo meelo kale, Koofurta dalka Yemen. 26 ka tirsan Xuutiyiinta iyo taageerayaasha Cali Cabdalla Salix ayaa Jimcadii lagu dilay qeybo…
2 daqiiqo Madasha Midnimada Iyo Dimoqraadiyadda Oo Soo Dhaweysay Guddiyadii Dhawaan La Magacaabay Madasha Midnimada iyo Dimoqaraadiyada (MMD) waxey guud ahaan soo dhaweyneysaa magacaabidda guddiyada madaxa-banaan sida Golaha Adeega Garsoorka, Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka iyo Gudiga Qaranka ee Madaxa-banaan ee Doorashooyinka. Guddiyadaas sida…