Wasiirka Howlaha Guud “Waxaan Farayaa Shirkadaha Dhismaha in ay Xuquuqda Naafada ilaaliyaan” Injineer Sheekh Saalax ayaa amar uu soo rogay ku sheegay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan meelo dadka naafada ah ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Kulan Looga Hadlayay Amniga Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Shir saacado badan qaatay, loogana hadlayay ammaanka deegaanada uu ka arrimo maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Kulankaan waxaa shir gudoominayay…
1 daqiiqo Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Ambassador Dayib Dubad Rooble, waxaana wafdiga ka mid ahaa wakiilada Midowga Yurub…
1 daqiiqo Dagaal Dib Uga Bilawday Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Liyuu Boolis iyo dad ku dhaqan deegaanada xiga Xuduuda dalka Itoobiya uu dib…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleema Saarka Dhiggiisa Sudan (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweyne Jamhuriyadda Sudan, Mudane Cumar Xasan Axmed Al Bashiir oo dib loo…
1 daqiiqo Kenya: Waa Diyaar Istaraatiijiyadii aan uga bixi laheyn Dalka Soomaaliya Mid ka mid ah senatoradda dalka Kenya oo kulan aan rasmi aheyn oo looga hadlayey arimaha amaanka uga qeyb galay kamukunji ayaa sheegay in Kenya ay gacanta ku heyso Istaraatiijiyadii…
1 daqiiqo Ciidamada Uganda oo Dalbaday in la Kordhiyo Magdhawga La siiyo Ciidakooda Lagu Dilo Soomaaliya Ciidamada dalka Uganda ayaa ka dalbaday AMISOM in kor loo qaado Magdhawga la siiyo Ciidamadooda ku dhinta Soomaaliya oo hadda la siiyo Shs150 million ($50,000), waxay doonayaan in laga dhigo…
1 daqiiqo Taliska Booliiska Puntland Oo Faah Faahiyay Howlgallo Ka Socda Magaalooyinka Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska ciidamada Booliiska Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada amaanka ka wadaan magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo, ka dib dilal halkaasi ka dhacay. Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Jeneraal…
1 daqiiqo Markab Soo Qaadaya Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Muqdisho Ka Shiraacday Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa saaka ka shiraacday Markab dhawaan uu ku yaboohay ganacsade Cabdi Cali Faarax kaasi oo lagu soo daabuli doono Soomaalida ku dhibban dalka Yemen. Markabkaan oo…
1 daqiiqo Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Dardar Gelinta Qorshaha Loogu Gurmanayo Sooomaalida Ku Dhibban Yemen Nabadoon Axmed Siraad Faarax oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa shacabka waxa uu ku dhiirageliyay in ay dardar geliyaan ololaha loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…