1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Lagu Dilay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa ku waramaya in maanta iyo xalay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan ku dhaw xadka Kenya lagu dilay Laba Oday dhaqameed. Dabley Hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Ganacsade Ku Dilay Degmada Afgooye Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in dil uu u geystay ganacsade ka mid ah kuwa degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Bilawday Deegaanka Leego Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka ka bilawday deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaana la’isku adeegsanayaa hub culus. Wararka aynu helayno waxay sheegayaan in Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 26-ka Juun Muqdisho, 26, June, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayay 26-ka Juun Oo Xalay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho (Sawirro) Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay 55 sano guuradii kasoo wareegtay markii ay gumeestaha Ingiriiska ka xuruubeen gobalada Waqooyi ee…
3 daqiiqo Sheeko:War How to prepare a Examine Paper How to prepare a Examine Paper First of all, ensure you be aware of the nature of the educational assignment you’ve got. A study paper is often a last solution…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Iyo Bukaanada Jiifa Isbitaalka Baladweyne Oo Raashiin Gargaar ah Loo Qeybiyay Bukaanada ku jira Isbitaalka Magaalada Baladweyne iyo sidoo kale shaqaalaha isbitaalkaasi ayaa maanta waxaa loo qeybiyay raashiin gargaar ah oo ay soo dhiibtay dowladda Cumaan. Dowladda Cumaan ayaa raashiinkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Shalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ergayga-gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa si aad ah u cambaareeyay weerakii shalay lagu qaaday baabuurtii kolonyada aheedd ee waday saraakiil ka socotay Imaaraadka Carabta, taas oo sababtay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Doon Wada Dad Kasoo Cararay Yemen Oo Soo Gaartay Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa soo gaartay doon lagu magacaabo Sultan, taasi oo waday dad badan oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan ayaa u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Arimo Dhowr Ah Ka Shiray (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu kula kulmay wasiirka arimaha dibadda dalka Itoobiya Dr.Tedros Adhanom oo arrimo badan ka wada hadleen. Kulanka oo…