1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeybgalaya Shirka Ahlu-sunna Qabanayso Oo Gaaray Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray Odayaal dhaqameed qeyb ka noqonaya ergada ka qeybgali doonta shirka maamul u sameynta gobalada dhexe ee dhawaan ay ku dhawaaqeen Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Barbara Oo Ka Warbixyay Qaabka Ay u Daryeelaan Dadkii Kasoo Cararay Yemen Maamulka Magaalada Barbara ee Somaliland ayaa ka warbixiyay sida ay ula dhaqmaan Soomaalida kasoo carartay Yemen ee dhawaan halkaasi gaaray iyo sida nolosha dadkaasi u daryeelaan. Duqa magaalada Barbara Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Gobalka Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo kuwa deegaanka ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaana ka dhashay dagaalkaas Khaasaare dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Kenya Oo Soo Dhaweeysay Xayiraaddii Laga Qaaday Xawaaladaha Qaar kamid ah dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga wadanka Kenya ayaa si buuxda u soo dhoweeyay dib u furista xawaaladaha Soomaalida ee dalkaasi. Dadkaan ayaa sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusomareeb: Ahlu-sunna Oo Bilawday Kulamo Ay Kula Tashanayso Dadka Deegaanka Saraakiisha maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa halkaasi waxa ay ka bilaabeen kulamo ay la yeelanayaan dadka deegaanka. Wararka ay halkaasi ka helayso Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Afuriyaan Dadka Ka Yimid Yemen Ee Danta Yar Mid kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in qof walba oo uu afuriyo dadka aan awoodin in ay helaan wax ay ku afuraan, gaar ahaan kuwa hadda ka yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Yemen Kasoo Qaadayo Soomaali Badan Magaalada Mukallah ee Dalka Yemen waxaa 23-kii bishaan ku xirtay markabka Nawaal 3 oo ganacsade Soomaaliyeed ugu tala galay in lagu soo daabulay Soomaali aad u badan. Ku dhawaad 2,000…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Waxyaabaha uu Dalka Ka Qabtay Safiirka Imaaraadka ee La Weeraray Waxaa shalay qarax lala eegtey safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, waxaase isweeydiin leh safiirka ma muddanyahay in la weeraro? Haddaba waxaan halkani kusoo koobeynaa sooyaalka waxqabadka dowladda Imaaraadka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish oo Mar Kale Ku soo Noqotay Magaalada Kobani(Ceynu Carab) Maleeshiyada Daacish ayaa subaxnimada Khamiista la sheegayaa in ay ku siqeen magaalada Kobani ee ku taalo xadka Suuriya iyo Turkiga. Dagaalyahano Kurdish ah ayaa horay u qabsaday Kobnani ama Ain…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Bilowdey Diiwaangalinta Shaqaalaha Shirkadaha Sababo Amni Dartood Taliyaha booliiska Jeneraal Maxamed Xasan Xaamud ayaa sheegey in diiwaangalinta shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahay ay muhiim u tahay sugista amniga guud, ayna taasi keeneyso in la ogaan karo dadka…