2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Dowladda Soomaaliya Waxaan u Sheegaynaa Howshii Aan Haynay In La Dhaawacayo” Gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad carqalad ku haya howshii gurmadka ahayd ee loo waday Soomaalida ku sugan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Caawa Ku Xiranaya Dekadda Mukalla Ee Yemen Todobada Fiidnimo ee Caawa ayaa lagu wadaa in dekadda Magaalada Mukalah ee Dalka Yeman uu ku xirto Markabka Nawaal 3, kaas oo mar kale Dalka Yeman ka soo qaadi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xawaaladaha Soomaalida Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah u Shaqo Bilaabay Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay xawaaladihii Soomaalida ee dalka Kenya ka dib ku dhawaad Laba bil oo ay u xirnaayeen dowladda Kenya. Habeenkii xalay ahaa ayaa 13 xawaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Digniin Jeediyay Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin u diray shaqsiyaad ay sheegeen in ay ku howlan yihiin sameynta warqado aan sharci ahayn kuna saabsan lahaanshiyaha dhulalka. Cumar Muxudiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Hadlay Waxa Ay Ku Dooran Doonaan Madaxweynaha Maamulkaasi Xildhibaan Maxamuud Aadan oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in isbedal badan ay u keeni doonaan gobalada Mudug iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xilidhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud Oo Rajo Ka Muujiyay Mira Dhalka Wada Hadalka Dowladda Iyo Ahlu-sunna Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in muhiimadda ugu weyn ee dowladda xooga saareyso ay tahay sidii loo gaari lahaa heshiis islamarkaana lagu wada shaqeeyo hal mowqif. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoonkii Labaad Oo Todobaad Gudahiisa Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan magaaladaasi. Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Nabadoonka oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Prof. Jawaari “Maamulka Galmudug Waxaa Lagu Warshadeeyey Soomaaliya” Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey xafladdii dhaarinta xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee ka dhacday Cadaado ayaa maamulkaasi ku tilmaamay sidii badeeco lagu warshadeeyey Soomaaliya oo kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ahlu Sunna oo Shir Maamul U Sameyn Kaga Dhawaaqay Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee dhawaan la wareegey gacan ku heynta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay in halkaasi ay ka fidiyeen shir maamul loogu sameynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Xilka Loo Dhaariyey Waxaa goordhaweyd la dhaariyey in ka badan 60 xildhibaan oo ka mid noqonaya baarlamaanka Galmudug State ee shirka lagu sameynayo uu wali ka socdo magaalada Cadaado. Xaflad balaaran oo ka…