Mas’uuliyiin Kumanaan Doolar Ugu Yaboohday Badbaadinta Soomaalida Yemen Dalka Yemen waxaa ka socda dagaal culus oo sababay in shacab badan oo dalkaasi ku dhaqnaa ay waxyeelo soo gaarto, dad badanna ay dalkaasi isaga cararaan. Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Wasiirro Hor Leh Oo Lacag Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Dalka Yemen Goobjoog News waxaa ka baxaya barnaamij lacag loogu uruurinayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, waxaana barnaamijkaasi fadhiya guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddigaasi…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Sida Dad Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaartay Magaalada Muqdisho Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa goordhaw soo caga dhigatay diyaarad waday Muwaadiniin Soomaaliyeed iyo Qaxooti Yemen u dhashay, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.…
1 daqiiqo Gudoomiye Muungaab “Waxaan Ugu Yaboohay Gurmadka Dadka Soomaaliyeed Ee Yemen Lacag Dhan 12-kun Oo Doolar” Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa goor dhaw qadka taleefanka uga soo qeybgalay barnaamijka taburacaad loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…
1 daqiiqo Marwada Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Yaboohday Lacag Dhan 10-kun Oo Doolar Sahra Cumar Xasan oo ah marwada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeybgashay barnaamika gaarka ah ee taburaacada loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, iyado oo ku yaboohday…
2 daqiiqo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha “Waxaan Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mushaarkayga Oo 900 Laga Jaray” Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa ka mid noqday mas’uuliyiinta ka qeybgalay barnaamij si toos ah uga socda Goobjoog News, kaasi oo lacago loogu uruurinayo…
2 daqiiqo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Soomaalida Ku Dhibban Yemen Ugu Yaboohay Mushaarkiisa Bishan Idaacadda Goobjoog waxaa haatan si toos ah uga baxaya barnaamij loogu gurmanayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, kuwaasi oo u baahan gacanta umadda Soomaaliyeed. Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta…
1 daqiiqo Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadlaya Goobjoog News Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay kala hadalayaan shacabka Soomaaliyeed Goobjoog News, si dadku ay ugu gurmadaan walaalahooda ku dhibban dalka Yemen. Dhageystayaasha Goobjoog dal iyo dibad…
1 daqiiqo Shariif Xasan oo Ka Hadlay Moowqifkiisa Ku Aadan Baarlamaanka Jubbaland Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegey in qaabka loo qeybiyey baarlamaanka Jubbaland aysan ahayn mid caddaalad ah. “Wax la dhiso oo bini’aadan sameeyo wax ayuunbaa ka dhinaanaayo,…