1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Dhaarinayo Bari War hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ay shaacisey jadwalka inta ka dhiman shirka maamul u sameynta gobolada dhexe…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda ”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49% soo gaarin dowladda” Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday miisaaniyadda 2015, 49 milyan oo soo xarootay siday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay In Lasoo Afjaro Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa rajo ka muujiyay in lasoo af jaro khilaafka ka dhaxeeya dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Ra’iisul Wasaaraha Waxaan Isla Qaadanay In Kalsoonidii Lasoo Celiyo” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay kulankii maanta uu la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta La Kulmay Wafdi Ka Socday IGAD (SAWIRRO) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ku Jira Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Oo Wax La Barayo Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa laga hirgeliyay mashruuca waxbarashada dadban, kaasi oo si horudhac ah loogu bilaabayo Haweenka Xabsigaasi ku jira. Munaasabad lagu daah furayay Mashruucaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi uu goor dhaw gaaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Ra’iisul wasaaraha oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Dhuusamareeb Oo Fariin u Diray Hay’adaha Samafalka Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa maanta si gaar ah ula hadlay hay’adaha samafalka ah ee ka howlgali jiray degmadaasi iyo deegaanada ku dhaw. Maxamed Axmed Warsame (Koofi) oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Shilkii Gaari Ee Maanta Ay Galeen Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Sii Kordhay (Sawiro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay shil maanta ay galeen ciidamo ka tirsan Puntland, ka dib markii uu la rogmaday gaari nooca dagaalka ah oo ay…