1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha ee Goobjoog News Halkan waxaad ka akhrisan kartaa warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog, waxayna warbixinta quseysaa sidii uu xaalka ahaa bishii May sanadka 2015-kii Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhibaatada Dhaqaale Ee Dalka Haysata Waxaa Ugu Wacan Doolarka iyo EVC” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa ka hadlay culeysyada dhaqaale ee dalka ka jirta, taasi oo horseeday in dad badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray Degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool, gaar ahaan duleedka degmadaasi. Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Iska Fogeeyay Eedeyn Ah In Ay Jir Dileen Dad Shacab Ah Maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay oo ah in ciidamada maamulkaasi ay dhawaan jirdil u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan magaaladaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Waxaan Dhiseynaa Dowlad Gobaleed Tiirar Adag Leh” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah gudoomiyaha Odayaasha soo xulay Ergooyinka ka qeybgalaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud, ayaa sheegay in hadda ay soo dhisayaan maamul sal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Saaran Markabka Nawaal 3 Oo Loo Diyaariyay Goobihii La Dejin Lahaa Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen ee Boosaaso ayaa sheegay in ay diyaariyeen goobihii ay kusoo dhaweyn lahaa dadka Soomaaliyeed ee saaran Markabka Nawaal Seddax, kaasi oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso. Gudoomiyaha…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Gaar Ah:- Dalladaha Iyo Dowladda Ee Is Diidan Todobaayadan waxaa cirka isku shareeray khilaafka ka dhaxeeya dalladaha iyo wasaaradda waxbarashada, khilaafkana waa mid salka ku haya in la qaado imtixaan midaysan oo wasaaraddu hormuud ka tahay , lagana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Waxaan Qabanay Doonyo Sharci Darro Shidaal Ugu Qaadayay Yemen” (Sawirro) Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay Afar Doon oo ay sheegeen in si sharci darro ah ay shidaal ugu qaadayeen dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan, kuwaasi oo lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Balli-Doogle oo Lagu Tababarayo Ciidamo Kumaandoos ah Garoonkii hore ee ciidamadda cirka Soomaaliya ee Balli-Doogle oo qiyaastii 100km dhanka galbeed ka xiga magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya tababar heer gabogabo ah maraya oo lagu soo saarayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Maanta Socodka Rajada Ka Bilaabaysa Gaarisa, kuna Wajahan Mandheera Magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi bari Kenya waxaa maanta socod dheer oo lug ah ka bilaabaya maanta oo Sabti ahdhalinyaro Soomaaliyed, balse muddo halkaasi ku nool, kuwaasi oo lug ku…