2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo Hawlgalineysa Ciidamo Soomaali ah Sida ay soo qoreen qaar ka mid ah wargeysyada Kenya, booliska dalkaasi iyo hey’adda nabad suggida ayaa wada qorshe ay ku hawlgalinayaan ciidamo u dhashay qoowmiyadda Soomaalida ee dalkaasi degen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Canada oo Xirey Nin Soomaali Ah oo Loo Heysto Afduubka Suxufiyiin Booliiska boqortooyada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay nin Soomaali ah o magaciisa lagu sheegey Cali Cumar Adeer kaasi oo lagu eedeeyey in uu lug ku lahaa afduubkii Soomaaliya loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Boosaaso Kusoo Xirtay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari waxaa kusoo xirtay Markabka Nawaal 3 oo uu ku yaboohay Ganacsade Cabdi Faarax , kaasi oo dad Soomaaliyeed kasoo qaaday dalka Yemen. Markabkaan ayaa maqribkii xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha “Ma Jiro Warka Isku Shaandheynta Wasiirada” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxweynaha ayaa sheegey in been abuur ay yihiin wararka sheegaya in isku shaandheyn lagu sameyn doono golaha wasiiradda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Soomaali fara badan Yemen Kasoo Qaaday oo Ku soo Wajahan Boosaaso Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo gaaro Dekadda Boosaaso markii ganacsade Cabdi Faarax uu ku deeqay in Qaxootiga Soomaaliyeed kasoo daabullo dalka Yemen. Markabkan Nawal 3, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Dowladda Ku Eedeysey In Ay Ka Leexaday Wadadii Federaalka Kulan ay yeesheen golaha wasiiradda Puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Puntland ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka in ay ka leexatay wadadii nidaamka federaalka, islamarkaasina la tixgalinayo aragti shaqsi ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuulka Taqasuska Gaarka ah ee Badda oo Xaflad Xiritaan Loo Sameeyey Mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya, waalidiin iyo arday badan ayaa ka qeybgalay soo xiritaanka sanad dugsiyeedka iskuulka barashada culuumta badda ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay maamusho jaamacadda City. Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Keith Alison “Waan ku Dadaalayaa In Aanan LA Xirin Xawaaladaha Mareykanka” Xildhibaan ka tirsan aqalka congress-ka Mareykanka oo ah kan kaliya ee islaamka ah, lagana soo doorto gobolka ay Soomaalida ee Minneapolis ayaa Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke in uusan marnaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Sheegtey in Ay Soomaaliya Ku Celineyso 100 Kun Qaxooti ah Mas’uul u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegey in ay dowladda qorsheyneyso in ay dalkooda ku celiso illaa boqol kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah marka la gaaro dhamaadka sanadka. Waxa ay…