1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada kula dardaarmey dhaqangelinta maamul wanaagga, kana xog-waramey xaaladda dalka Muqdisho, 11 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley kulanka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Raadineysa Kaalin ay Ku Yeelato Golaha Baarlamaannada Bariga Afrika Soomaaliya ayaa dooneysa in ay kaalin ku yeelato Golaha Baarlamaanka Bariga Africa iyadoo sidoo kale horay jawaab ka sugeysay codsi ku aadan ka mid noqoshoda ururka Ganacsiga xorta ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Africa ee Johannesburg oo Looga Hadlayo Rabshadihii K/Afrika Inta u dhaxeysa 14-ka illaa 15-ka bishani June waxaa magaalada Johannesburg lagu qabanayaa shir madaxeedka midoowga Afrika, waxaana lagu wadaa in uu ka qeybgalo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarasha “Ka Laabasho Ma Leh, Imtixaamka Waxaa La Galayaa Sabtida” Wasaaradda waxbarashada ee Soomaaliya ayaa sheegtey in aysan ka laaban doonin go’aankeeda ah in ay qaado imtixaam guud, kaasi oo dhici doona 13-ka bishan oo ku began maalinta sabtida. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabkii Nawal oo Qaxooti Kasoo Daabuley Mukkala Markii loo direy dalka Yemen si uu usoo samatobixiyo qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaasi ku xaniban ayaa soo qaaday illaa iyo labo kun oo qof. Sida uu kusoo waramayo wariyaheena markabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoyska Ilmo Yar oo uu Waraabe Cuney oo Warbaahinta La Hadlay Meel 30 kiilo mitir u jirta magaalada Laascaanood ayaa waxa uu bahal ku qaaday ilmo yar oo gabar ah, waxayna noqoneysaa markii labaad oo xiriir ah oo isla meeshaasi qoyskaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Ka Quustay Duqeynta Cirka ee Daacish Dowladda Mareykanka ayaa waddo qorhse lagu tababarayo Ciidanka Ciraaq si ay dagaal ula galaan Xoogaga Islaamiyiinta Daacish iyo Sunniyiinta. Madaxweyne Obama ayaa waxa uu ansixiyay in ilaa 450 milateriga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Dal Afrikaan ah oo Sharm El Sheikh ku Saxiixay Heshiis Ganacsi oo Xor ah Hogaamiyaasha 26 dal oo Afrikaan ah ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar ku saxiixay heshiis ganacsi oo xor ah. Wadamadan Heshiiska ku gaaray Sharm El Sheikh Waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka oo Markii Labaad Dalka Keeney Gaadiid Dagaal Dowladda Imaaraadka ayaa maanta markale dajiyey gaadiid badan oo kuwa ciidamada ah, waxaana gaadiidka maanta loogu deeqey ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Waxa uu gaadiidka isugu jirey kuwa qafilan ee aysan rasaastu…