1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Cumar Cabdirashiid Kala Hadley Isku Dhafka Ciidamada Waxaa aqalka Pentagon ee militariga Mareykanka looga taliyo ku kulmey Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid iyo ku xigeenka xoghayaha difaaca Mareykanka Bob Work , waxayna ka wada hadleen arrimo ku saabsan hawlgalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyaddii Muqdisho iyo Nairobi oo La Fasaxay Waxaa dib u biloowdey inta badan duulimaadyadii isaga dhex gooshi jirey Nairobi iyo Muqdisho, kuwaasi oo xayirnaa laga soo bilaabo maalintii jimcaha. Sida ay Goobjoog News u sheegeen dad kala…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Wadashaqeyn Ka Dalbay Baarlamaanka Bah-Wadaagta Bariga Afrika Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la kulmey guddoomiyaha baarlamaanka waddamada Bariga Afrika la’isku yiraahdo mudane Daniel F. Kidega, waxayna ka wadahadleen xiriir wada shaqeyn oo dhexmara labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Ahlu Sunna oo Sheegtey In Ay Ka Baxayso Shirka Cadaado Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca Sheekh Ibraahim Guureeye, kana mid ahaa saxiixayaasha shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa isaga oo Cadaado ku sugan Goobjoog News u sheegey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo La Xiriirtey Wakaaladda Hubka Nuyuukleerka Adduunka ! Wasiirka batroolka iyo macdanta dowladda federaalka Maxamed Muktaar ayaa oo ka hadlay arrimaha maacdantaa ayaa sheegey in Soomaaliya ay wadahadal la gashay wakaaladda hubka nuyuukleerka ee Qaramada Midoobey ee IAEA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH:- Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiiray Wariyaha Goobjoog New oo hadda ku sugan Isgoyska KM 4 ayaa xaqiijiyay in Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiireen Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdishu. Dadweynaha ayaa iskugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo La Wareegtey Shirka Dib U Heshiisiinta Hiiraan Wafti uu hoggaaminayo wasiirka amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa halkaasi ka shaaciyey in dowladda federaalka ay la wareegtey mas’uuliyadda socodsiinta shirka dib u heshiisiinta gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buur Hakaba oo u Tabaabusheystey Qaabilaada Qaxootiga Yemen Iyada oo ay dalka kusoo laabanayaan kumanaan muwaadhiniin Soomaaliyeed oo muddo dheer qaxooti ku ahaa dalka Yemen oo ay hadda dagaalo ka dhaceen ayaa waxaa qeybo ka mid ah dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Xaqiiqo Raadin Ah oo Loo Dirayo Goobihii Xudduuda ee Lagu Dagaalamay Galgaduud Guddoomiyaha gobolka Galgaduud Xuseen Weheliye Cirfo oo shalay kasoo laabtay safar uu ku tagay magaalada Jigjiga ee magaalo madaxda ismaamul deegaanka dowladda Soomaalida Itoobiya ayaa ka hadlay qodobadii ay kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ingiriiska oo Aqlabiyad ku meelmariyay in Afti loo Qaado Xubinimada Dalkaasi ee Midowga Yurub Baarlamaanka Ingiriiska ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Afti loo Qaado Xubinimada Ingiriiska ee Midowga Yurub. Cod arinkan ay Baarlamaanka galiyeen Waxaa aqbalay 544 Xildhibaan halka ay diideen 53 Xildhibaan,…