3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda : Rahan Looma Heysan Karo Xogta Shidaalka Waxaana Lasoo Wareejinayaa Agoosto Wasiirka Batroolka dowladda federaalka Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa ka hadlay macluumaad ay uruurisey shirkadda Soma Oil and Gas oo horey dowladda ola gashay qandaraas baaris shidaal, hawshaasi oo ay dhameysey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Xumaatay Muwaadhiniin Laga Soo Tarxiiley Somaliland Agaasimaha waaxda socdaal iyo jinsiyadaha dowladda federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Gaafoow oo hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay muwaadhiniin Soomaaliyeed oo laga soo tarxiiley Hargeysa. Waxa uu sheegey in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qad Tareen oo Isku Xiri Doonaa Jabuuti iyo Itoobiya oo Xarigga Laga Jarayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa lagu wadaa in Arbacada ay xarigga ka jaraan qad cusub oo tareen oo isku xiraya labada dal, waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas oo Isku Shaandheynaya Wasiirada Ka Hor Fadhiga Golaha Wakiilada “Isbadalka Agaasimaha Madaxtooyada Waxa uu Hordhac u Yahay Isku Shaandheyn Wasiirada Puntland” Sidaasi waxaa yiri agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Puntland Cabdinaasir Maxamuud Gureey oo ka hadlayay munaasabad uu xilka kula…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Fly Dubai oo Hargeysa Tagtey Maalmo Kadib Heshiiskii Imaaraadka iyo Dowladda Federaalka Shirkadda laga leeyahay dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ee Fly Dubai ayaa markii ugu horeysey maanta duulimaad ku timid magaalada Hargeysa, halkaasi oo todobaadkii ay afar jeer tagi doonto, iskuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ilaalada Waddooyinka Puntland Oo Lagu Wareejiyay Mootooyin Casri ah Ciidamada ilaalada waddooyinka Puntland ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Mootooyin casri ah, ka dib munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Mootooyinkaan ayaa tiro ahaan ah 9, waxaana loogu tala galay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hor Yimid Wareegto Kasoo Baxday Maamulka Koonfur Galbeed Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhabo qaarkood ayaa waxay ka hor yimaadeen wareegto dhawaan kasoo baxday maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo lagu magacaabay gudoomiyahaasha gobalka Baay iyo magaalada Baydhabo. Nabadoon Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Isku Fidisay Deegaanno Hor Leh Kana Tirsan Galgaduud Wararka Goobjoog News ay ka helayso gobalka Galgaduud ayaa ku waramaaya in ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ay isku fidiyeen deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, ka dib markii dhawaan ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay Shacabka ku dhaqan degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa maanta isugu soo baxay dibadbax ballaaran oo ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ee degmadaasi ku sugan. Shacabkaan oo watay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Soo Dhexgashay Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubbaland Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan horumarka ilaa iyo hadda laga gaaray…