1 daqiiqo Sheeko:Dalka Is Rasaaseyn Dhexmartay Ahlu Sunnah iyo Ciidamada Dowladda ee Gobolada Dhexe Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Dhuusamareeb, Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta hawlgalo ka sameeyey deegaano ka baxsan magaalada oo ay maalmo ka hor qabsadeen, taasina waxa ay dhalisey isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha oo Sheegey in Ay Waqti Qaadanayso Inta Dhalinta Laga Tirtirayo Fikirka Xun Isaga oo wariyeyaasha la hadlayay waxyar kadib markii uu kasoo baxay kulan albaabada u xirnaayeen golaha ammaanka Qaramada Midoobey, ayuu Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke sheegey in ay dhowdahay xiligii dalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland oo Kala Saartay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegey in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya aysan wada ahayn kuwa mooshinka ka keeney golaha wakiilada ee Jubbaland, islamarkaasina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Ahlu Sunna Haka Baxaan Dhuusamareeb” Ergeyga gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay arinta Gobolka Galgaduud. June, 7, 2015, Waxaa magaalada Dhuusamareeb la wareegay Ciidamo taageersan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka “Dadka Yemen ku Xayiran Waxaa La Ogeysiinayaa in Markabka Lagu Raacayo Lacag La’aan” Waxaa dekada magaalada Mukalla gaaray markabkii Nawal 2 ee laga direy Muqdisho si uu usoo qaado dadka Soomaaliyeed ee ku xayiran halkaasi, balse wali markabka baroorsinka ma uusan dhigan, isaga…
4 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo Ogolaatay Diyaaradaha Qaadka, Diideyna Kuwa Rayid ee Soomaaliya Imanayay ! Laga soo bilaabo maalintii Jimcihii oo ay taariikhda ku beegneyd 5-ta bisha June ayaa waxaa hakad ku jirey duulimaadyadii ka dhex shaqeyn jirey Muqdisho iyo Nairobi, iyada oo labada dhinacba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Shacabka Kismaayo Oo Dhigay Dibadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo ay dhigayeen Boqolaal shacab ah oo ku dhaqan magaaladaasi. Dadka ayaa watay boorar ay kusoo qoreen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Kaliil “Baarlamaanka Federaalka Waan Ku Taageernay Go’aankii Uu Ku Diiday Golaha Wakiilada Jubbland” Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa soo dhaweeyay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya 6-dii bishan ka qaatay golaha wakiilada ee Jubbaland. Waxa uu sheegay Kaliil in ka maamul ahaan ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif Oo Bogaadiyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif ayaa bogaadiyay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar, kaasi oo loogu gurmanayo Soomaalida ku dhibban wadanka Yemen, isaga oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay Sheekha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Go’doon Ku Ah Dalka Yemen Mid ka mid ah Soomaalida ku dhaqan magaalada Sanca ee dalka Yemen ayaa sheegay in ay jiraan muwaadiniin badan oo go’doon ku ah deegaanno ka mid ah Yemen. Maxamed Cilmi…