2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu Sunna oo Adkeystey Difaacyada Dhuusamareeb Sida uu kusoo waramayo wariyaha Goobjoog ee Dhuusamareeb, ciidamada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa dagay xarumaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusamareeb, sida saldhigga iyo waliba xerada taliska 21-aad iyo waliba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamadda Dowladda ee Ka Baxay Dhuusamareeb oo La Dajiyey Xerooyinka Cadaado Ciidamaddii dowladda federaalka ee maanta ka baxay magaalada Dhuusamareeb kadib markii dagaalyahanada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay kala wareegeen gacan ku heynta magaaladaasi ayaa waxaa la dajiyey goobo ku yaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Odayaal Soo Dhaweeyay Mooshinkii Shalay Ay Meel Mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ugu codeeyay mooshinkii ka yaallay golaha wakiilada Jubbaland. Malaaq Deyrow Cali oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Maxamed Cabdullah Saalax-Xubin guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya Maxamed Cabdullah Saalax, waa xubin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee dib eegista dastuurka Soomaaliya oo May 6-deedii 2015-ka gudoomiyahoodii Caasho Geelle is cashishay. Mohammed Abdullah Saleh, dal iyo dibadba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Ahlu-sunna Oo La Wareegay Degmada Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidamada Ahlu-sunna ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi. Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa saaka kusoo kalahay…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Arinta Mooshinka Jubbaland Waa Mid Lagu Degdegay” Gudoomiyahii hore ee guddiga Datuurka baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in lagu degdegay mooshinkii shalay ee u codeeyay baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan diidmada golaha wakiiladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag “Saacadaha Soo Socda Waxaa Naga Soo Bixi Doona Isbedal Kale Oo Degdeg Ah” Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa mar uu ka hadlayay mooshinkii shalay ee baarlamaanka u codeeyay waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay saacadaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Ay Bilaabayaan Qaadista Canshuurta Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in dhawaan degmadaasi ka bilaabayaan qaadista lacagta Canshuurta ah. Xaaji Saalax Fuleyn oo ka mid ah mas’uuliyiinta maamulkaasi ayaa u sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “August Baarlamaanka Qaraar Kale Ayaa Kasoo Baxaya Oo Meel Un La Raacin Doono Gobalada Jubooyinka” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Jubbaland waqtigiisa uu ku egyahay 27-ka bisha August ee sanadkaan, islamarkaana wasaaradda arimaha gudaha laga…