Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wabiga Shabelle ayaa fatahaan ku sameeyay deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hosee, iyadoo lasoo sheegayo in deegaanada qaar laga barakacayo. Deegaanada ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maraykanka Oo Warqadihii Aqoonsiga Kala Laabatay Safiirkeedii Soomaaliya Haweeney dhawaan madaxweynaha dalka Maraykanka uu u magacaabay safiirka Maraykanka u fadhin doona dalkeena Soomaaliya ayaa lagala laabtay warqadihii Safiirnimo. Katherine Simonds Dhanani oo aheyd Diplomasiyad horay ugu soo shaqeysay…
2 daqiiqo Shacabka Garoowe Oo Aragti Ka Dhiibtay Shirka Aayaha Puntland Ee Lagu Qabanayo Gaalkacyo Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen shir dhawaan la filayo in uu ka furmo magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal,…
2 daqiiqo Waxgarad u Digay Dowladda Kenya Wixii ka dmabeeyay burburkii dalka, waxaa jiray dad badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo u qaxay dalal Kenya ay ka mid tahay. Kenya waxaa ku taalla xerada qaxooti ee aduunka ugu…
1 daqiiqo Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Aqoonyahan idiris Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ee Soomaaliya in degdeg ay dalka ugu soo celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ku sugan ka…
2 daqiiqo Soomaalida Yemen Oo Xaalad Halis Ah Ku Jira Dadkii dhawaan dib uga soo laabtay dalka Yeman ee soo gaaray Dalka, ayaa sheegay in Soomaalida ku nool Dalkaasi halis ay ugu jiraan in dilal ay kala kulmaan dhinacyada isku…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Arrimaha Dib u Dhiska Ciidamada Soomaaliya Iyo Hiigsiga 2016 Kala Hadley Danjireyaasha Britain Iyo Sweden Muqdisho, 11 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil…
1 daqiiqo Agaasimihii Xafiiska Immigration-ka ee qeybta Baasaboorada Muqdisho oo La Dhaawacay C/llaahi Maxamuud Cosoble oo ka tirsan Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayey maanta dabley ku dhaawaceen xaafadda Hodan. Wararka ayaa sheegaya in dableyda oo gaari wadatay ay rasaas ku fureen gaari uu…
1 daqiiqo Dibadbax Rabshado Watay Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco (Sawirro) Shacab farabadan islamarkaana ka carreysan muddo kordhinta golaha guurtida Somaliland u sameeyeen xukuumadda uu hogaamiyo Siilaanyo ayaa dibadbax waxa ay ka dhigeen magaalada Burco ee gobalka Togdheer. Dadkaan ayaa isugu…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Mid Ah Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 28-km dhanka koonfur kaga beegan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo…