1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Sharci La’aanta Ku Joogta Maraykanka Oo Waqtiga Loo Kordhiyay Wasaaradda amniga Qaranka Maraykanka ayaa sheegtay in dadka Soomaaliyeed ee sida KMG ah, ama sharci la’aanta ku joogta dalkaasi la siiyay waqti dheeraad ah oo gaaraya 18-bil. Xoghayaha amniga dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaan Ka Mid Ah Gobalka Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeya Laba Beel oo walaalo ah ayaa ka dhacay deegaan ku dhaw deegaanka Hosingow ee gobalka Jubada Hoose, kaasi oo lagu magacaabo Waldiina. Dagaalkaan ayaa sababay Khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhaqan Kenya Oo Aragti Ka Dhiibtay Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen darbiga ay dowladda Kenya doonayso inay ka dhisto xadka ay Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceerigaabo: Dhismaha Laami Cusub Oo La Dhagax Dhigay Dowladda hoose ee magaalada Ceerigaabo gobalka Sanaag ayaa markii ugu horeysay waxa ay dhagax dhigtay dhismaha laami cusub oo mari doona bartamaha magaaladaasi. Munaasabadda lagu dhagax dhigayay wadadaan waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post You also worked on the music for God of War III. Was there a major difference going from film to the video game realm? http://www.eastgreenland.com/page.aspx
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Baaq u Direy Kenya iyo Itoobiya Koox xildhibaano ah oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladaha Kenya iyo Itoobiya ku booriyey in ay ka laabtaan talaabooyin kala duwan oo ku saabsan xudduuda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cirfo “Dagaaladii Galgaduud Waa Joogsadeen, 51 Qof Ayaana Geeriyootey” Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowladda federaalka Xuseen Cali Weheliye Cirfo ayaa sheegey in muddo 3 maalmood ah uusan dagaal ka dhicin gobolka Galgaduud, balse dagaalkii dhacay uu galaaftay dad badan,…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Kulankii Baarlamaanka Oo Kooram La’aan u Baaqday Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayay in kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo arimo ay ka mid tahay mooshinka baarlamaanka Jubbaland looga hadli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caafimaad Darro Laga Soo Sheegayo Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan Xaalad caafimaad darro ah ayaa laga soo sheegayaa degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo laga soo tabinayo in aanu lahayn goobo caafimaad oo dadka wax u qabta. Gudoomiyaha degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Galgaduud Wasiirka Arimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda gobalka Galgaduud, gaar ahaan dhanka…