1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbax Ka Dhan ah Isbeddelka Garsoorka iyo Xasuuqa Lagu Hayo Falastiin oo Ka Dhacay Israel Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ay ku dooneyso in ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ilhaan Cumar oo Xil sare Looga Magacaabay Aqalka Wakiilada Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Ku Dishay in Ka Badan 30 Dalka Nigeria Dalka Nigeria Dablay hubaysan ayaa ku dishay ugu yaraan 30 qof, halka ay afduubteen tiro caruur ah, weeraro ka kala dhacay illaa saddex gobol oo ku yaalla dhinaca woqooyi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Meydka Basaaskii Ugu Waxyeellada Badnaa oo Laga Helay Mareykanka Waxaa la helay Meydka Sarkaal ka tirsanaa FPI-da Mareykanka, kaas oo Isku bedelay Jaasuus u shaqeyay dalka Ruushka’ isaga oo noqday mid ka mid ah basaasiinta ugu waxyeellada badan taariikhda…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Shir ay Yeesheen Mareynka Britain,Qatar, Turkiga,IMaaraadka iyo Soomaaliya Wakiillo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraat-ka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna ka wada hadleen xaaladda Soomaaliya, si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo oo ay Ka Socoto Qabanqaabada Madasha Shirka Arrimaha Gargaarka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Wasiirada Gargaarka Dowlad Goboledyada Hirshabelle, Koonfur Galbeed,Galmudug iyo Agaasimaha Gargaarka Gobolka Banaadir ayaa maanta Booqday Xarunta dhexe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, halkaas oo si diiran loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Hindiya oo Si Kulul Uga Hadlay Shilkii Train Ee Khasaaraha Dhaliyay Ra’iisulwasaaraha dalka Hindia Narendra Modi ayaa sheegay in lala xisaabtami doono cid kasta oo sabab u aheyd shilkii Train ee ka dhacay gobolka Desha ee dalkaasi, shilkaas waxaa uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalay Caleema-saarka Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Badan oo Ku Geeriyooday Shil Train oo Ka Dhacay Gudah Hindiya Shilkii ugu khasaaraha badnaa ee Train ayaa ka dhacay gudaha wadanka Hindiya, kadib markii uu rogmaday mid kamid ah kuwa dadweynaha, shilkaan ayaa ka dhacay bariga gobolka Odisha ee dalka…