Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Sheegtay In Gobalada Dalka Laga Hirgelinayo Maamulo Dadka Raali Ka Yihiin (Dhageyso Waresyi) Wasaaradda Arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in guud ahaan gobalada dalka laga hirgelinayo maamulo ay raali ka yihiin dadka dega gobaladaasi, kuna yimaada rabitaan iyo faham shacabiyadeed. C/raxmaan Maxamed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Ay La Xisaabtamayaan Hay’adaha Samafalka Ah Ee Ku Sugan Gobalkaasi (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la xisaabtanka Hay’adaha Samafalka ah ee ku sugan gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Sheekh Cismaan Xasan oo…
4 daqiiqo Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Hay’adaha Dowladda Aad iyo Aad Ayuu Uga Dhex Jiraa Musuq Maasuqa (Dhageyso Wareysi) Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinta la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana dhaca munaasabado lagu soo bandhigo wadan walba halka uu gaarsiisan yahay heerka uu marayo musuq…
2 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaano Hoostaga Degmada Baladxaawo (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Kenya ayaa dagaal kula wareegay deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo. Ciidamadaan is garabsanaya ayaa duulaan ku qaaday deeganadaasi…
2 daqiiqo Madaxweynaha Puntland Oo Soo Gaba Gabeeyay Socdaal Uu Ku Marayay Deegaano Ka Mid Ah Maamulkaasi (War-saxaafadeed iyo Sawiro) Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo geba gebeeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe .…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM ka bogasho wacan Goobjoog News
2 daqiiqo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo 600 Ardey Ka Saaraya Guryihii Bangaariyo oo ay Wax Ku Bartaan Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saarey amar dad barokacayaal ah looga saarayo dhismayaashihii shaqaalaha bangiyada Soomaaliya ee Bangaariyo, kuwaasi oo ku yaala xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir,…
2 daqiiqo Xeer Illaaliyaha Guud oo Sheegey in Mustaf Dhuxuloow uu Ka Fasax Qaatey Madaxtooyada Xeer Illaaliyaha Guud Mudane Axmed Daahir ayaa Goobjoog u sheegey in wasiirka warfaafinta Mustaf Dhuxuloow uu ka fasax qaatay madaxweynaha, islamarkaasina uu aadey safar shaqo. Waxa uu ka jawaabayay su’aal…
1 daqiiqo Jawaari oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa xafiiskiisa si gooni gooni ah ugu qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Dad Itoobiyaan ah oo Ku Nool Boosaaso oo Codsi u Jeediyey Maamulka Puntland Dad u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maamulka Puntland ka codsaday in ay dalkoodii ku celiyaan ama ay gurmad lasoo gaaraan. Dadkani oo inta badan ah…