1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Is Hortaag Ku Sameeyay Gadiid Waday Dhaawacyo Shacab Ah Kuna Sii Jeeday Galgaduud Ciidamada Itoobiya ayaa hor istaagay Gaadiid sida dad dhaawac ah oo ka yimid deegaanada uu dagaalku ka socdo kuna sii jeeday dagmada Guriceel ee Gobolka galgaduud. Agaasimaha Guud ee Isbitaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad u Badan Haween Iyo Caruur Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal uu dib uga qarxay deegaano dhanka baadiyaha ah, kuna yaalla gobalka Galgaduud, gaar ahaan deegaanada ku dhaw dhanka xuduuda Itoobiya.…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Dowladda Federaalka Todobaadkii Tegay? Mogadishu, 30 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay ee dowladda Federaalka. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa maanta markoodii Sedaxaad waxa ay shacabka kala hadli doonaan Idaacadda Goobjoog. Guddigaan ayaa Idaacadda waxa ay ka qaban doonaan barnaamij taakuleyn ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saaka Ka Da’ay Magaalada Muqdisho, Iyo Wadooyin Badan Oo Uu Biyo Dhigay (Sawirro) Saaka magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay roob xoogan, kaasi oo sababay in hakad uu galo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, muddo saacado ah. Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhigiisa Nigeria Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari. Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marwada Madaxweynaha “Waalidiinta Carruurtooda Ha U Ogolaadeen in ay Galaan Imtixaamka Dowladda” Marwada madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan oo maanta ka hadlay kulan looga hadlayay imtixaanaadka shahaadiga ah ee ay dowladda qaadayso ayaa waalidiinta Soomaaliyeed ka codsatay in ay carruurtooda u ogolaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir oo Diidey Tirakoobka La Sameeyey War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab ayaa lagu sheegey in tirakoobkii ay dhawaan soo saartay wasaaradda qorsheynta uu ahaa mid aanan sax ahayn, aanana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ismiidaamin Oo Ka Dhacay Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Warar goor dhaw ay baahiyeen warbaahinta caalamka ayaa sheegaya in goor dhaw uu qarax Ismiidaamin ah ka dhacay Masjid ku yaalla dalka Sacuudiga oo ay Salaada Jimacaha ku tukanayeen dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Galgaduud Oo Sheegay In Ay Wadaan Dadaallo Lagu Joojinayo Dagaallo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Maamulka gobalka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan dadaal xoogan oo ku aadan sidii loo damin lahaa dagaallo ka socda deegaano ka mid ah gobalkaasi, kaasi uu…