Cabdi Qeybdiid “Booliiska Gal-mudug Waxaan Leeyahay La Saaxiiba Shacabka Si Nabad Galyo Loo Helo” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa fariin u diray ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, taa oo ku aadan in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arimaha Diinta Ee Maamulka Puntland Oo Fariin Nabadeed u Dirtay Dhinacyada Ku Dagaalamaya Karkaar (Dhageyso) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha diinta ee Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano ka mid ah gobalka Karkaar. Wasiirka wasaaradaas Ismaaciil Maxamed Warsame…
2 daqiiqo Barre Hiiraale Oo Ku Eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh In Uu Hareer Maray Dastuurka KMG ee Dalka U Yaala (Dhageyso) Korneel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu jabiyay Dastuurka KMG ee dalka u yaala. Waxa uu sheegay Barre Oo BBC la…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Axmed Macalin Fiqi oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimo Gobolada Dhexe Xaflad balaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa musharaxnimadiisa madaxweynenimo ee gobolada dhexe ku dhawaaqay Axmed Macalin Fiqi oo ahaan jirey agaasimihii hey’adda nabad sugidda qaranka. Axmed oo…
2 daqiiqo Duqa Boosaaso “Mataaneyntii Boosaaso iyo Minneapolis Horumar Weyn Ayay La Timid” Duqa magaalada Boosaaso, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka magaaladaasi Xasan Cabdalle Xasan oo maanta hadal ka jeediyey furitaankii kalfadhigii 7 aad ee golaha deegaanka ayaa sheegey in mataaneyntii magaalooyinka Boosaaso iyo…
1 daqiiqo Taliyaha Booliska Galmudug “Waxaan Diiwaangaliney Wax Ka Badan Kun Kiis Dacwadeed” Taliyaha Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamuud Cilmi Gulaafe oo maanta ka hadlayay xuska 71 guurada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey waxqabadka booliska maamulkaasi. Wuxuu sheegey in ay…
2 daqiiqo Maxkamadda Ciidama oo 10 Sano oo Xarig ah Ku Xukuntey Askar Badan oo Isbaaro Dhigtey Afgooye Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa maanta xukun ku ridey illaa iyo 10 askari kuwaasi oo lasoo qabtay iyaga oo isbaarooyin dhigtey meelo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose. Maxkamadda ayaa…
4 daqiiqo Xuska Booliiska Soomaaliyeed, Tiirkii ugu Horeeyey ee Dowladnimada Soomaaliya Maanta waxaa loo dabaaldagay 71-guuradii kasoo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed , kuwaasi oo taariikhda ku galay in ay yihiin astaantii ugu horeysey ee dowladnimo oo Soomaaliya yeelato,…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…