Marocco Oo Diyaarad Dagaalk Ku Weysan Dalka Yemen Dalka Morocco ayaa sheegay in uu la’yahay mid ka mid ah diyaaradihiisa f16, taas oo ka qeyb qaadaneysay duqeynta uu Sacuudiga horkacayo ee dalka Yemen. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Obama oo Casuumaad Laga Diiday Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ugu yeeray wadamada Khaliijka shir madaxdeed ka dhaca Washinton maalinta Arbacada. Shir Madaxeedkan oo labo maalin socon doona waxaa ku wada hadlaya Mareykanka iyo Wadamada…
1 daqiiqo Waxgaradka Gobalada Jubooyinka Oo Dowladda Ugu Baaqay In Ay Badbaadiyaan Soomaalida Yemen Waxgaradka ku dhaqan gobalada Jubooyinka ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ee Soomaaliya in ay soo badbaadiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen. Nabadoon Xuseen Naaleeye oo ah afhayeenka Odayaasha…
2 daqiiqo Maamulka Magaalada Baladweyne Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Ku Diban Dalalka Yemen Iyo Kenya Maamulka Magaalada Baladweyne ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u istaagaan u gurmashada walaalahooda ku dhiban dalalka Yemen iyo Kenya. Madaxa maaliyadda ee…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh “Midnimada Reer Yurub Cashir Ayaan Ka Baran Karnaa” (Sawiro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xuska sannadguuradii 65-aad ee Maalinta Qaaradda Yurub oo ku beegan markii uu soo baxay qaraarkii waddamada…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe Oo Ka Warbixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Fataahaddii Uu Sameeyay Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaarihii uu geystay Wabiga Shabelle ka dib markii uu ku fatahay deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Shir Lagu Wacyigelinayo Dhalinyarada Oo Lagu Qabtay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo dhalinyarada looga wacyigelinayo Fikirka Xagjirnimada iyo arimo la xiriira dhanka amniga. Shirkaan waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay…
7 daqiiqo Dowladdu Ma Dafiri Kartaa Masuuliyadda Soo Celinta Qaxootiga? Waxay ahayd mar sii horreysay markii ay warbaahintu tabisay dhibaatooyin dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray xubno ka tirsan qoysas Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa wadanka yemen oo…
2 daqiiqo Xisbiga Wadani Ee Somaliland Oo Ku Baaqay Mudaaharaad Ka Dhaca Deegaanada Somaliland Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kana dhisan Somaliland ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa in ay isugu soo baxaan dibadbaxyo nabadeed, kaasi oo ka dhan ah in muddo kordhin ka badan Sanad…
1 daqiiqo Xuutiyiinta oo Aqbalay Xabadjoojinta Sacuudiga iyo Dadka Reer Sacda oo La Xasuuqay Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ayaa aqbalay xabadjoojinta ay ku dhawaaqeen Sacuudiga si muddo shan maalmood ah loo dardargaliyo howlaha Banii’aadamnimada. Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa maanta oo Axad ah sheegay in ay…