1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Dagaal oo usoo Degey Maamulka Jubbaland (Sawirro) Gaadiid dagaal oo ay ka midyihiin kuwa gaashaaman, Cabdi Bileyaal iyo waliba gaadiidka waaweyn ee askarta lagu daabulo ayaa maanta u dagay maamulka Jubbaland. Saanadani ayaa waxa ay ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Ku Yaboohay Markab Lagu Soo Daabulo Soomaalida Yemen (Sawirro) Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo Madax ka ah Shirkadda Jubba General Trading ayaa ku yaboohay Markab wayn oo soo qaadi doona Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Yeman. Ganacsadahan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afrika oo Loo Dabaaldagayo Maanta waa 25 May 2015, Afrika waxaa ay xustay 52 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaska ururka Organisation of African Unity taas oo markii dambe isku badashay African Union(AU). Waxaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Fariin U Diray Ganacsatada (Sawirro). Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed iyo sidoo kale dadkii lacagaha yaboohay ee weli qarashaadka aan bixin. Gudoomiyaha Gudigaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Lacag u Aruuriyay Dadka Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa lacag dhan 21-kun oo Doolar Maraykanka ah waxa ay u Aruuriyeen dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Wakiil Cusub u Magacaabatay Itoobiya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wakiil cusub u magacaabay dalka Itoobiya, si loo dardar geliyo xiriirka dowladda Itoobiya iyo Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Siilaanyo ayaa xilkaasi cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo Al-Bashiir Ka Dalbatay in uu Dhexdhexaadiyo Kooxaha Koofurta Suudaan Khartuum ayaa sheegtay in dalab uga yimid urur goboleedka IGAD, Al-bashiir ayaa laga codsaday in uu dhexdhexaadiyo kooxaha ku dagaalaya koofurta Suudaan. Wasiirka arimaha dibadda Suudaan Cali Kurti ayaa Wakaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedkii Xildhibaan Yusuf Dirir Axaddii May 24, 2015-ka, dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in Ciidankeeda ay dileen Xildhibaan Yusuf Dirir iyagoo balanqaaday baaritaan hufan. Goobjoog News oo aad uga barateen soo gudbinta waxyaalaha dhaxal-galka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Lagu Dhaliilay Wax Qabad La’aan Madaxweynaha maamulka Puntland iyo sidoo kale xubnaha maamulkaasi hogaanka u ah ayaa lagu dhaliilay wax qabad la’aan mudadii ay xilkaasi hayeen. Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Muuse Ciiro oo ah gudoomiyaha golaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ku Baaqay In Cadaaladda La Horkeeno Ragii Ka Dambeeyay Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaaladda lagu soo hor istaajiyo ragii ka dambeeyay dilka xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalin kahor u dhintay…