Gudiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobalada Dhexe Oo Iska Fogeeyay Eedeyn Kaga Timid Musharrax Axmed Macalin Fiqi (Dhageyso) Gudiga Farsamada ee maamul u sameynta gobalada Dhexe gaar ahaan Mudug iyo Gal-gaduud ayaa iska fogeeyay eedeyn dhawaan uga timid dhanka Musharax Axmed Macalin Fiqi oo u taagan qabashada xilka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Diyaaradaha Maraykanka Oo Duqeyn La Eegtay Sarkaal Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Ku Sugnaa Gobalka Jubada Dhexe Wakaaladda wararka ee France press waxa ay baahisay war ay ka soo xigatay golaha Kongareeska Maraykanka kaa oo sheegaya in duqeyn dhanka hawada ah Isnintii shalay ahayd lagu ba tilmaameedsaday …
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhigiisa Dalka Masar Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal (War-saxaafadeed) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Masar ee magaalada Qaahira. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Gudiga Maamul u Samaynta Gobolada Dhexe oo Sheegey in Aysan Jirin Musharax Ay Ka Qabteen Arji Gudiga maamul u samaynta gobolada dhexe ayaa beeniyey warar soo baxay oo sheegayay in musharixiinta qaar laga qabtay arjiyada musharaxnimada madaxweyne ee Koonfur Galbeed. Sheekh Cumar Cali Tarabi oo u…
2 daqiiqo Shirkad Ceeymis ah oo Maanta Laga Furey Magaalada Muqdisho Markii ugu horeysey waxaa magaalada Muqdisho laga furey shirkad ceeymis ah oo habka islaamiga ah ku shaqaysa, taasi oo lagu magacaabo Takaaful. Shirkadani oo dadka aanan ka qaadaynin wax dulsaar…
1 daqiiqo Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Sheegey in Ay Isu Bahaysanayaan Hiigsiga 2016-ka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo kan Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegey in heeshiis hordhac ah oo ay labada maamul…
2 daqiiqo Wasaaradda Maaliyadda iyo Baarlamaanka oo Isku Mari La’ Miisaaniyadda 2015 Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa doodii ugu weyneyd ka keeney miisaaniyadda 2015-ka taasi oo ay baarlamaanka horkeentey wasaaradda maaliyadda, waxaana maanta baarlamaanka hortiisa lagu maraanmaray wasiiru dowladaha maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
1 daqiiqo Gudoomiye Jawaari Iyo Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Oo Arimo Dhowr ah Ka Wada Hadlay Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Gudoomiyaha Baaramaanka Ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, iyaga oo arimo badan ka wada…