1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabasho Laga Muujiyay Isbaarooyinka Shabellaha Hoose Guddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah gobalkaasi, kuwaasi oo gaadiidka lacag looga qaado. Mid kamid ah guddigaasi ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Mid kamid ah waxgaradka gobalka Gedo ayaa sheegay in ay taageersan yihiin mooshinka ka dhanka ah baarlamaanka maamulka Jubbaland, ee dhawaan la keenay. Nabadoon Cadow Siraad oo kamid ah waxgaradkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya Ee Yemen Oo Faah Faahisay Dadaallada Loogu Jiro Badbaadinta Soomaalida Dalkaasi Dalka Yemen waxaa ka soconaya dagaal xoogan oo saameyn ku yeeshay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, iyadoo dhanka kale uu socdo dadaal la doonayo in dadkaasi lagu soo badbaadiyo. Safaaradda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Geerida Xildhibaan Yuusuf Diri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka waraabiyo. Qoyska marxuumka, eheladiisa iyo Baarlamaanka Soomaaliyana wuxuu u rajeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka saaka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal la sheegay in salka uu ku hayo Qabiil. Dagaalkaan ayaa xalay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe”Xiriirka Ayaan u Jarayna Dowladda Federaalka Haddii Baarlamaanka Mooshinka U Codeeyo” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysey ka Hadley moowqifkiisa ku aadan mooshinka yaala baarlamaanka federaalka ee lagaga soo horjeedo baarlamaanka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Yuusuf Dirir oo u Geeriyooday Dhaawac soo Gaaray iyo Jawaari oo Ka Tacsiyadeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” oo Maalintii Labaad Lacago Badan u Uruuriyay Qaxootiga Yemen Waxaa maalintii labaad guul ku dhamaaday Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News, in ka badan 39,130.5 ayey dhageystayaasha Goobjoog News u uruuriyeen Gudiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga oo marti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhaw aynu helnay ayaa waxay sheegayaan in xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya lagu dhaawacay degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Dabka, ka dib rasaas…