1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Cabdikariin Xuseen Guuleed “ Waxaan Dadkeyga Dhibban Ugu Yaboohay 5-kun Oo Doolar” Musharrax Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah mas’uuliyiinta u taagan qabashada xilka madaxweyne ee maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxa uu ka mid noqday mas’uuliyiinta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo 7-Kun Oo Doolar Ugu Yaboohay Badbaadinta Soomaalida Yemen Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa goor dhaw qadka Taleefanka uga qeybqaatay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Axmed Macalin Fiqi “Waxaan Uga Qeybgalayaa u Gurmashada Soomaalida Yemen 2-kun Oo Doolar” Musharrax Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka madaxweynaha maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud, ayaa ka qeybgalay barnaamij Tabarucaad loogu uruurinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Iyo Kuwa AMSIOM Oo Howlgal Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyay Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay ka sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay degmada Maxaas iyo deegaano hoostaga degmadaasi. Taliyaha ciidamada dowladda ee degmada Maxaas…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dublamaasiyadda iyo Dowladaha Carabta Shalay waxaa magaalada Muqdisho socdaan ku yimid wasiirka arrimaha dibada dalka Qatar Khaalid Binu Maxamed Al-Taani kaasi oo wadahadal la yeeshey wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lacag Ugu Yaboohay Soomaalida Ku Dhibban Yemen (Magacyadooda) Barnaamij lacag loogu uruurinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen ayaa haatan waxa uu ka soconayaa Idaacadda Goobjoog, iyadoo tabarucaadda ay uruurinayaan guddiga Samatabixinta iyo Badbaadinta Soomaaliyeed. Shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamij Taburacaad Loogu Uruurinayo Soomaalida Ku Dhibbay Yemen Oo Ka Socda Idaacadda Goobjoog Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay shacabka si toos ah ugala hadlayaan Idaacadda Goobjoog, iyadoo uu soconayo barnaamij Tabarucaad loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed. Gudoomiyaha gudigaasi Sheekh…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Dowladda Federaalka Todobaadkii Tagay? Mogadishu, 23 May 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobalka Gedo Dibadbax Rabshado watay ayaa maanta ka dhacay degmada Luuq ee gobalka Gedo, halkaasi oo ka dhashay qasaare dhaawac ah. Shacab badan ayaa isugu soo baxay degmadaasi, ka dib markii ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Aw-dheegle iyo deegaanka Bariirre ee gobalka Shabellaha hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab. Sida…