1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Oo Kismaayo Kulamo Kula Qaadanayo Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ka Mid Ah Jubbaland Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaka Jubadda Hoose waxaa ku sugan wasiirka gaashaandhiga xukumaadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, isaga oo halkaasi kulamo kula leh saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Jubbaland. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Badan Oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay Ee Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Culimada ugu waaweyn Sacuudiga ayaa dhaleeceeyay Qarax loo geystay Masjid Shiicada ay leeyihiin oo ku yaalo Bariga Sacuudiga. Qaraxa Masjidkan oo ku yaalo Qudeyf waxaa ku dhintay in ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Dad Kasoo Laabtay Yemen Ay Gaareen Mudug Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in dhawaan deegaanno ka mid ah gobalka Mudug ay gaareen qaar ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka soconaya wadanka Yemen. Muxudiin Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Godkoodii Biyo ugu Galeen, Sacda Dagaal ayaa Ka Socda Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in kooxaha kasoo horjeeda Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen magaalada Sacda, saldhiga ugu weyn Xuutiyiinya ee Waqooyiga dalka Yemen. Wararka ayaa intaa ku daraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Markii Labaad Shacabka Kala Hadli Doona Idaacadda Goobjoog Guddiga badbaadada iyo samatabixinta Qaxootiga ka soo laabanaya wadanka Yemen ayaa markii labaad maanta marti ku ah Goobjoog iyagoo billaabaya barnaamijkii dhaqaale uruurinta, si wax loogu qabto shacabka Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Go home and tidy up the place a bit so there is no clutter, to provide a more relaxed atmosphere. Light up as many candles as you can find, have…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dalka oo Qaabiley Ra’isulwasaaraha Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo Mooshinka Jubbaland Qaar ka mid ah Xildhibaanadii saxiixay Mooshinkii Jubbland ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo Mooshinka ka dhanka ah soo xulista Xildhibanada Jubbland. Hadalkan Xildhibaanada ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:War Saraakiil ka socto Dowlada Mareykanka oo gaaray Kismaayo iyo Sababta ay u tageen oo la ogaaday Waxaa magaalada Kismaayo gaaray Saraakiil ka tirsan wasaaradda difaaca Maraykanka iyo Xubno kale oo ku wehlinaayay socdaalkaasi. Saraakiishaani ayaa waxaa Magaalada kusoo dhaweeyay Saraakiil kale oo isugu jirtay kuwa Dowlada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Diini oo Kismaayo Ku Booqday Xero Tababar Looga Dhigo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Kismaayo, May 22, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo madax ka tirsan maamulka Jubba oo uu ugu horeeyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubba Gen, Abdilaahi Shiikh Ismaciil (Fartaag) ayaa …