2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimahada Dibadda Qatar Oo Muqdisho Yimid Iyo Kulamo Uu La Qaatay Madaxda Dowladda Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wasiirka arimaha dibadda dowladda Qatar Khalid Bin Maxamed, iyadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Intaasi ka dib ayaa wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Qoryooley Oo Dawo Yari Laga Soo Sheegayo Maamulka Isbitaalka Dagmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa walaac ka muujiyay Dawo yari haatan ka jirota Isbitaalkaasi, xilli ay bukaanno jiifaan, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Dagmada Qoryooleey Cumar Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyinka Yaalla Shabellaha Hoose Oo Laga Shiray Saraakiisha AMISOM iyo Maamulka Koonfur galbeeed Soomaaliya ayaa kulan ka yeeshay wax ka qabashada Isbaarooyinka ku sii kordhaya wadooyinka Gobolka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka sh hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirtay. Ciidamada dowladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Cod Loo Qaadi Doono Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan codka loo qaadi doono mooshinka ka dhanka baarlamaanka Jubbaland. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Dadka Kasoo Cararaya Yemen Mid kamid ah waxgaradka Muqdisho ku nool ayaa ku baaqay in loo midoobo kaalmeynta dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya wadanka Yemen. Nabadoon Maxamed Ismaaciil oo saaka la hadlay Idaacadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiiradda oo Go’aan Kasoo Saaray Shirkado Degen Garoonka Aadan Cadde Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, kulanka ayaa looga hadlay barlamaanka Jubaland, Qaxootiga Yemen, Tala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab oo Mar Kale Gaarisa Weerartay Sida ay qortay Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya, Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajid ku yaalo magaalada Garisa ka hor intaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Qardho Gaaray Madaxweynaha maamulka Puntland iyo xubno la socda ayaa maanta waxa ay tageen magaalada Qardho ee gobalka Karkaar, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Gaas oo saxaafadda kula hadlay Qardho ayaa faah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Uu Baarlamaanka Soomaaliya u Diray Soomaalida Ku Dhibban Yemen Oo Berbera Soo Gaaray Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaadashada gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee naftooda kala soo cararaya dalka Yemen oo ay dagaallo ka…