6 daqiiqo Sheeko:War Sooyaalka Dhismaha iyo Khilaafka Baarlamaanka Jubbaland Dalka Soomaaliya waxa uu nidaamka federaalka ama daadajinta maamulka qaatay sanaddii 2004-tii xiligaasi, go’aankaasi oo kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta ee lagu qabtay dalka Kenya, laguna soo dhisey dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha Iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Oo u Amba Baxay Jabuuti Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka amba baxay wasiirka amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, iyaga oo kusii jeeda dalka Jabuuti. Uljeedka safarkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Jubbaland Qaarkood Oo La’isku Shaandheeyay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isku Shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana qaarkood look ala wareejiyay xilalka ay kala hayeen wasiirada. Isku shaandheynta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne:- Ciidamo Booliis Ah Oo Tababar Loo Furay Ciidamada Booliiska ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa loo furay tababar ku aadan amaanka degdega ah, sida loo ilaaliyo madaxda iyo sidoo kale howlgalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xoosh Jibriil Oo Cabasho Ku Sheegay Mooshinkii Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinkii dhawaan laga keenay baarlamaanka Jubbaland uu u arko mid cabasho ah. Xildhibaan Xoosh ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Iiraan oo Maraakiib Mucaawino ah u Diray Dalka Yemen iyo Sacuudiga oo Ka Shakisan Ilaa 3 Markab oo kuwa dagaalka ah ayey iiraan u dirtay dalka Yemen, Maraakiibtan waxaa ay sidaan sida la sheegay Mucaawino loogu talo galay dadka ku dhibaateysan dalka Yemen. Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaan Samaan Maxamed “Baarlamaanka Jubba Qaabka Lagu Dhisay Koox Yar Ayaa Isku Bahaysatay” Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinka ka keenay baarlamaanka Jubbaland ayaa ka hadlay sababta ka dambeysay in mooshinkaasi ay keenaan. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Iyo Adeeg Caafimaad La’aan Ka Jirta Deegaanka Ceel-huur Ee Gobalka Mudug Deegaanka Ceel-huur ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegayaa xilligaan in ay ka jirto adeeg caafimaad la’aan iyo sidoo kale biyo yari aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobalka Galgaduud Degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud waxaa ka soconaya dib u dhis ballaaran, wixii ka dambeeyay markii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in magaaladaasi ay xarun u noqoneyso maamulka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Kusoo Wajahan Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta kusoo wajahan doon hor leh oo wada muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda wadanka Yemen. Dooni lagu magacaabo Sultan…