Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabina wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabid. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wafdi Ka Socday Dowladda Ingiriiska Oo Gaaray Baladweyne Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Maamulka Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo ka socday dowladda Ingiriiska, waxaana hogaaminaayay Idward Even oo ah safiir ku xigeenka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Markii ay…
1 daqiiqo Xildhibaan Jeesoow “Axmed Madoobe Cid Madaxweyne Dhihi Karta Malahan, Jubaland Cid Ugu Yeeri Karto Ma Jirto” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadal shalay kasoo yeeray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu ku sugnaa magaalada…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Uganda oo Diidey Marqaatiyo uu Codsaday Sargaal AMISOM oo Dacwo Loo Heysto Maxkamadda ciidamada Uganda ayaa diidey in ay qiraal maxkamadda horteeda ka bixiyaan illaa 9 marqaati oo uu codsaday sargaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan kaasi…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Kulan Looga Hadlayay Amniga Oo Ka Dahacay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ahaa waxa uu ka qeybgalay kulan balaaran oo looga hadlayay amniga guud ee dalka, kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankaan waxaa kaloo…
1 daqiiqo Xildhibaan Somaliland oo Sheegey in Maamulka uu Cuburin Ku Hayo Dadka Awdal (Dhageyso) Iyada oo gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorame ay ka jiraan xiisado siyaasadeed oo dhashay kadib markii Suldaanka Beelaha Halkaasi dega uu ku dhawaaqay in ay ka go’ayaan Somaliland ayaa…
3 daqiiqo Warbixin : Xarumihii Danta Guud ee Barakacayaasha Laga Saarey oo Wali Maran Xarumo badan oo dowladeed oo ku yaala caasimadda kuwaasi oo dad barokacayaal ah oo degenaayeen intii lagu jirey burburka, ayaysan wali jirin wax hawl ah oo lagu qabtay, dadkii laga…
1 daqiiqo Saraakiisha Maamulka KMG ee Jubba Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Xiriir Ah Oo Ka Socda Kismaayo (Dhageyso) Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada maamulkaasi ay ka wadaa dhamaan xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose iyo sidoo kale…
2 daqiiqo Wasaaradda Arimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqday Ka Qeybgalka Dib u Dhiska Dalka (Dhageyso) Wasaaradda arimaha dibadda xukumada Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka iyo sidoo kale in la helo umad wax qabsata. Sii hayaha…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…