1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM Oo Maanta Magaalada Boosaaso Ka Qaaday 120 Qof Oo Ka Mid Ah Dadkii Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Hay’adda socdaalka aduunka IOM ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari waxa ay ka qaaday 120 qof oo ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag “Al-shabaab Waan Ka Saareynaa Deegaanada Ay kaga Sugan Yihiin Jubooyinka Iyo Gedo” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegi doonaan dhawaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Wasaqeysan Oo Dhex Yaalla Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug oo uu ka da’ay roobka xilliga guga ayaa hadana waxaa jira wadooyin badan oo magaaladaasi ka mid ah, islamarkaana ay dhex yaallaan biyo aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Puntland Oo Caawinaya Soomaalida Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Dhawaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa soo gaaray dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, iaydoo dadkaasi ay haysato xaalad adag oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ahaa Dadkii Ka Yimid Yemen Ee Boosaaso Tagay Oo Loo Amba Bixiyay Gobaladii Ay Deganaayeen (Sawirro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa laga amba bixiyay 300 oo kuwaa oo ka mid ahaa dadkii horay loogu soo dhaweeyay halkaasi, kana yimid wadanka Yemen oo dagaallo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Boosaaso Taliska ciidanka Booliiska ee maamulka Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidanku ka wadaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, kaasi oo dad badan lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Mooshin Laga Keeney Gaas Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa ka hadlay xildhibaano la sheegey in ay mooshin ka keeneen madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Gaas. Guddoomiyaha ayaa sheegey in xildhibaanada keeney mooshinka aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Hore oo AMISOM ah oo Dacwad Lagu Waayay Taliye horey oga tirsanaa ciidamada nabad illaalinta Afrika ee AMISOM ayaa maxkamad ku taala dalka Uganda oo ciidan ayaa siideysey sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalkaasi, islamarkaasina ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Federaalka oo Sheegay in uu Toban Beel Ku Heshiisiiyay Gobolka Hiiraan Xildhibaanka Abuukaate Daahir Xasan oo haatan ku sugan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in wada hadal siiyeen oo heshiiyaan 10 beelood oo deegaanka ah. Dhinaca kale, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed oo Xisaabaad ka Furtay Bankiyada Salama iyo Dhabshiil Sheekh Nur Baaruud Gurxan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed ay Xisaabaad ka Furteen Bankiyada Salama iyo Dhabshiil si dadka lacagta…