1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Daacish ka Tirsan oo Suuriya Lagu Dilay Wasiirka Gaashidhiga Mareykanka Ash Carter ayaa dilka Hogaamiyaha Daacish ee Abuu Syaaf ay muhiim u tahay dadka iyo dalka Mareykanka. Ciidamada Gaarka ah ee Mareykanka ayaa Abuu Syaaf ku dilay gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Gudiga badbaadinta qaxootiga soomaaliyeed oo sameeyay koontooyin lacagta lagu shubayo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Gobolada Dhexe oo loo Qeybiyey Ergada Shirka Guddiga farmasamada shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa ergada shirka u qeybiyey beelaha dega gobolada dhexe oo ah 11 beelood. Shir maanta ka dhacay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Mareykanka oo laga mamnuucay in ay isticmaalaan hawada dalka Soomaaliya. Ururka” Federal Aviation Administration” ayaa sheegay in diyaaradaha Mareykanka Madani iyo Militari intaba laga mamnuucay isticmaalka hawada dalka Soomaaliya, Ururka Al-shabaab ayey sheegeen in uu awood u leeyahay soo rididda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Askar Ka Tirsan Dowladda Maxakamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun ku riday Laba Askari oo la sheegay in ay damacsanaayeen in ay ka baxsadaan tababar ciidan oo loogu qaaday Dalka Turkiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ku waramaya in ciidamada Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadaan ayaa howlgalka waxa ay ka wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Madaxweynihii Masar Maxamed Mursi oo Dil Toogasho Lagu Xukumay Maxkamad ku taalo dalka Masar ayaa ku xukuntay dil toogasho Maxamed Mursi Madaxweynihii Masar sababo la xiriira arimo la xiriira xabsi uu ka baxsaday kacddoonkii 2011-kii. Mursi ayaa lagu eedeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada dalka Masar ayaa xabsiga dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo la sheegay in la qabtay xilli ay tahriib ahaayeen. Dadkaan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 120 qof, waxaana la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Sidii Wax Loogu Qaban Lahaa Dadka Kasoo Cararay Yemen Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madax ka tirsan beesha caalamka kala hadlay taageero loo fidiyo dadka kasoo laabtay Yemen ee ku sugan deegaanada Puntland. Cali Gaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ah in ay degdeg ugu gurmato shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, islamarkaana ay fuliso balanqaadkeedii ku aadanaa…