Madasha Midnimada iyo Dimoqaraadiyada (MMD) waxey guud ahaan soo dhaweyneysaa magacaabidda guddiyada madaxa-banaan sida Golaha Adeega Garsoorka, Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka iyo Gudiga Qaranka ee Madaxa-banaan ee Doorashooyinka. Guddiyadaas sida…