2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Guddi Hoosaad Magacaabay (Sawirro) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku kulmay Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed, iyadoo kulankaasi lagu magacaabay Seddax guddi hoosaad oo qeyb ka ah howlaha loogu gurmanayo qaxootiga Soomaaliyeed. Guddiyada la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Ciidamo AMISOM Ah Lama Keeni Karo Deegaannada Aynu Maamulno” Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba deegaanada maamulkaasi uu ka arimiyo aan la keeni karin ciidamo ka socda Midowga Afrika, si ay deegaanadaasi uga howlgalaan. Kulan ay yeesheen golaha wasiirada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo Go’aanada Madashii Goroowe ku Tilmaamay Sharci Darro Xildhibaanka oo ka qeyb galay Kulanka Goobjoog FM ayaa sheegay in Madasha ku taallo Dastuurka dalka isagoo xusay in ay tahay mid loola jeedo in dowlad goboleedyada isku dhaafsadaan xog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Fatahaad Wabiga Shabella Uu Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Qoysas badan ayaa ka barakacay deeganno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo fatahaad uu ka sameeyay Wabiga Shabelle ee gobalkaasi mara. Deegaanka Baladul Amiin ee gobalkaasi ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiqaadir Siidii “Dadka Kaliya Ee Qaxootiga Yemen u Gurman Kara Waa Ganacsatada” Gudoomiyaha gobalka Shabellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee loogu gurman karo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Lagu Dhaliilay Ka Gaabinta Wax u Qabashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka in ay ka gaabisay wax u qabashada Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen. Nabadoon Cabdiraxmaan Santuur Macalin Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Gargaar Ah Oo La Gaarsiiyay Degmada Buuloburde Ee Gobalka Hiiraan Degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa la gaarsiiyay raashiin gargaar ah, xilli halkaasi dadka ku nool ay yihiin kuwo aad u dhiban. Hay’adda Cunnada Aduunka WFP ayaa raashiinkaan gaarsiisay degmadaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ku Dhaqan Baladweyne Oo Fariin u Diray Dowladda Kenya Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa cambaareeyay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, iyo sidoo kale xayiraadda Xawaaladaha Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Mid Ah Baarlamaanka Puntland Oo Ka Hadlay Mooshin Ay u Gudbiyeen Gudoonkooda Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Puntland, islamarkaana dhawaan dalbaday fadhi aan caadi ahayn in ay yeeshaan xildhibaanadooda, ayaa saxaafadda waxa ay faah faahin ka siiyeen mooshinkaasi oo wararka qaar ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilawday Degmada Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa ka bilawday Olole nadaafadeed oo la doonayo in dib loogu soo celiyo bilicda magaaladaasi. Maamulka degmada Dhuusamareeb iyo sidoo kale ururada bulshada ee…