1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waan Soo Dhaweyneynaa Fikradaha Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanada” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee waddanka looga hirgelin karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In deegaannada Ay Maamusho Imaan Karin Guddiyadii Dhawaan Magacawday Dowladda Federaalka Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka Puntland, islamarkaana uu shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa looga hadlay arimo badan oo quseeya deegaanada Puntland ay ka taliso.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Boosaaso Soo Gaartay (Sawiro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, gaar ahaan dekadda magaaladaasi waxaa kusoo xiratay doon ay saarnaayeen qaxooti badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Tirada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Burundi Oo La Afgambiyay isagoo Dalkaasi Ka Maqan Jeneral u dhashay dalkaasi ayaa afgambiyay Madaxweynaha dalka Pierre Nkurunziza taasi oo soo afjareysa muran ka dhashay kadib markii Madaxweynaha uu go’aasaday in doorasho isu soo taago markii 3-aad. Maj…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dowladda Soomaaliya oo Gaariga Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” Ka Mamnuucday Wadada Garoonka Muqdisho Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta gaariga barnaamijka Gurmad iyo Gargaar waxa ay ka mamnuuceen in uu isticmaalo wadada isku xirta Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyo Isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Maanta Lagu Dhawaaqay (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran, kaasi oo lagaga dhawaaqay guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed. Kulankaan oo daba socda kulankii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeed Looga Hadlayo Qaska Burundi oo Ka Socda Dar es Salaam Hogaamiyaasha bariga Afrika ayaa maanta oo Arbaco ah ku shiraya xarunta Tanzaniya ee Dar es Salaam si ay uga arinsadaan xaaladda qasan ee Burundi. Wasiirada arimaha dibadda dalalka Kenya, Rwanda,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Siday In Ka badan Kun Qof, Kana Soo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaartay Boosaaso Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari waxaa maanta soo gaaray dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan oo tiradooda kor u dhaafaysay illaa…