1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Taageeray Shirka Dib u Heshiisiinta Baladweyne Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa taageeray shirka dib u heshiisiinta ah ee ka soconaya magaaladaasi. Xildhibaanadaan oo tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabadjoojinta Yemen oo Bilaabatay iyo Cabsi Laga Qabo in ay Burburto Waxaa maanta si rasmi ah u bilowday xabadjoojin shan maalmood ah oo ay Sacuudiga ku baaqeen dalka Yemen si howlaha banii’aadamnimo loo dardargaliyo. Golaha Amaanka ayaa soo dhaweeyay Xabadjoojinta iyagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Baladweyne Oo Cambaareeyay Hadalkii Dowladda Kenya Qaar ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa cambaareeyay hadallo horay uga soo yeeray dowladda Kenya iyo sidoo kale xayiraadda dowladaasi kusoo rogtay Xawaaladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidmaada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Shuceyb Ibraahim iyo Faarax Cali Cabdi Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa maanta dil toogasho ah waxa ay ku fulisay Filsay Shuceyb Ibraahim oo 37-sano jir ah iyo Faarax Cali Cabdi oo 30-sano jir ah, kuwaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya: Wasiir La Toogtay Kadib Markii uu Hurday Madaxweynaha oo Khudbeynaya Wasiirka Gaashaadhigga Waqooyiga Kuuriya Hyon Yong Chol ayaa lagu toogtay hubka lidka diyaaradaha, kadib markii uu Wasiirka hurday xilli uu khudbeenayey hogaamiyaha dalkaasi Kim taasi oo ka dhigan Ixtiraam darro…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aweys Cabdullaahi “Xukuumadda Waxaan Ka Dalbanay Wax u Qabashada Soomaalida Yemen” Xildhibaan Aweys Cabdullaahi Ibraahim oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ahna xoghayaha guddiga arimaha dibadda baarlamaanka ayaa sheegay in xukuumadda ay ka dalbadeen in degdeg loogu gurmado dadka Soomaaliyeed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Xaashi Oo Ka Yimid Dalka Yemen Ayaa Ka Sheekeeyay Dhibaatada Soomaalida Dalkaasi Ku Haysa Salaad Xaashi Jaamac oo in ka badan 20-sano macallin ka ahaa dalka Yemen ayaa ka sheekeeyay dhibaato xoogan oo ka taagan dalka Yemen ka dib markii isaga uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Sida Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Maanta Kusoo Wajahan Boosaaso Magaalada Boosaaso, gaar ahaan dekadda Magaaladaasi ayaa la filayaa in maanta ay kusoo xirato doon la sheegay in ay wado dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaa oo ka mid ah, dadkii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaabta Kooxda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Ee Baaritaanka Midowga Afrika Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya oo ka koobtan tahay Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah Norway, Switzerland iyo Maraykana ayaa waxay si dhow ula socdeen wixii ka soo kordhay warbixintii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’ isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran’’ Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey hawlaha guddiga cusub ee isku…