Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Guriceel Oo Beeniyay In Uu Khilaaf Kala Dhaxeeyo Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guri-ceel ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in Khilaaf uu kala dhaxeeyo dowladda Federaalka ah. Guddoomiye xigeenka degmadaasi Cali Baashi Aadan Diiriye ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Fariin Loo Diray Wasiirada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Golaha guurtida Odayaasha dhaqanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay magacaabista wasiirada maamulkaasi iyaga oo sidoo kale fariin u diray xubnahaan cusub. Afhayeenka Golahaan Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo…
1 daqiiqo Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay In Todobaad Ku Qabsan Doonaan Degmada Baardheer (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay kula wareegi doonaan deegaan walba oo gobalkaasi ka mid ah, islamarkaana ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Nuur…
1 daqiiqo Wasiir Ka Tirsan Maamulka KMG ee Jubba Oo Shil Gaari Ku Dhaawacmay (Dhageyso) Wasiir Ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga maamulka KMG ee Jubba Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Dooloow Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Akhri Magacyada Golaha Wasiirada ee Koonfur Galbeed oo Maanta La Magacaabay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa wasiirada intii ka dhimanayd. Afayeenka xukuumadda Koonfur Galbeed Siyaad Sheekh Cumaar Sheekh Daahir ayaa saxaafadda u akhriyey…
1 daqiiqo Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Shirka Midnimo Ee Magaalada Garbahaareey Oo Dhawaan Furmaya (Dhageyso) Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa la filayaa in dhawaan uu ka furmo Shirka Midnimo wejigiisa Labaad. Maxamed Aadan Cali Dheere oo ah Afhayeenka shirkaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Shariif Xasan Oo Soo Dhameystiraya Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta la filayaa in uu soo dhameystiro xubnahii ka haray wasiirada maamulkaasi. Madaxtooyada magaalada Baydhaba waxaa haatan ka soconaya qaban qaabadii…
4 daqiiqo Wasaaradda Caafimaadka Oo Soo Bandhigtay Ruux Warbaahinta Qaar Ay Ku Sheegeen In Uu Qabo Ebola (Dhageyso) Qaar ka mid ah waxrbaahinta magaalada Muqdisho ayaa baahisay in tuulada Buuloshireey ee hoostagta degaanka Warmaxan, uu ku nool yahay ruux qaba cudurka Ebola oo dhibaato ku hayo Galbeedka Afrika.…