Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News 1 daqiiqo
2 daqiiqo Afhayeen Maxamed Yuusuf “Waxaa Muhiim Ah In Aad Taqaano Gurigaaga Iyo Hantidaada Cidda Aad Ka Kireynayso” (Dhageyso) Wasaaradda Amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u hogaansamaan qorshaha loo sameeyay ee ah inay ku dhaqmaan marka Guri ama hanti kale…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Wadajir Oo Digniin u Diray Dadka Dhistay Hareeraha Wadooyinka Ee Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa digniin kama dambeys ah u diray dad uu sheegay in si sharci darro ah ay u dhisteen hareeraha wadooyinka degmadaasi. Axmed Cabdulle Afrax…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid “Ahmiyadda Ugu Horeysa Ee Xukuumada Aan Dhisayo Waa Tayeenta Ciidanka” (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in xukuumada uu dhisayo ay xooga saari doonto tayeenta ciidamada dowladda, gaar ahaan in ahmiyad gaar ah la siiyo ciidamada xooga…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Magaalada Qahira Kula Kulmaya Dhigiisa Dalka Masar (Sawiro) War-saxaafadeed:- Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaaladda Qaahira ka dib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkan Masar. Wafdiga madaxweynaha…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan ka dhageyso barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo La Xisaabtanka Xukuumadda Puntland oo Soo Gabogaboobey Waxaa maanta maalintii labaad xarunta wasaaradda caafimaadka ee Puntland ka socday la xisaabtanka dowladda Puntland oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Cabdiwali Cali Gaas , iyada oo su’aalo laga weeydiinayo waxqabadka…
2 daqiiqo Axmed Macalin Fiqi oo Ololohiisa Doorashada Gobolada Dhexe Ka Bilaabay Cadaado Axmed Macalin Fiqi oo ah murashax u taagan madaxweynimada maamulka gobolada dhexe ee dhawaan lagu wado in halkaasi laga dhiso ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximin…
2 daqiiqo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Kula Kulmay Taliyaha iyo Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka (Sawiro Iyo War-saxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Bilaabay Ka Doodista Miisaaniyadda 2015 (Dhageyso) Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay u akhriyeen miisaaniyad sanadeedka 2015 ee dowladda Federaalka. Guddoomiyaha Guddig Maalliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Suleymaan Maxamed Sheekh Daahir…