1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe Oo Ka Warbixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Fataahaddii Uu Sameeyay Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaarihii uu geystay Wabiga Shabelle ka dib markii uu ku fatahay deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Wacyigelinayo Dhalinyarada Oo Lagu Qabtay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo dhalinyarada looga wacyigelinayo Fikirka Xagjirnimada iyo arimo la xiriira dhanka amniga. Shirkaan waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladdu Ma Dafiri Kartaa Masuuliyadda Soo Celinta Qaxootiga? Waxay ahayd mar sii horreysay markii ay warbaahintu tabisay dhibaatooyin dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray xubno ka tirsan qoysas Soomaaliyeed oo qaxooti ku ahaa wadanka yemen oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadani Ee Somaliland Oo Ku Baaqay Mudaaharaad Ka Dhaca Deegaanada Somaliland Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kana dhisan Somaliland ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa in ay isugu soo baxaan dibadbaxyo nabadeed, kaasi oo ka dhan ah in muddo kordhin ka badan Sanad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta oo Aqbalay Xabadjoojinta Sacuudiga iyo Dadka Reer Sacda oo La Xasuuqay Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ayaa aqbalay xabadjoojinta ay ku dhawaaqeen Sacuudiga si muddo shan maalmood ah loo dardargaliyo howlaha Banii’aadamnimada. Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa maanta oo Axad ah sheegay in ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Reer Miyiga Qayila ee Hobyo Deegaanada Mudug , gaar ahaan nawaaxiga ku xeeran degmada Hobyo waxaa aad ugu badan dadka xoolo dhaqatada ah kuwaasi oo xanaaneysta noocyada kala duwan ee xoolaha. Marka aad u fiirsatid…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhacdooyinka Maamulka Jubbaland April 2015 May 15, 2013: Madaxweyne Axmed Maxamed Islam Madoobe ayaa la doortay kadib shir halkaas ka socday ilaa bishii February ee isla sanadkaas oo ay isugu yimaadeen wufuud gaareysa 500. Bishii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Aqoonyahanno Ku Sugan Cadaado Oo Codkooda Ku Biiriyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Qaar ka mid ah waxgaradka iyo aqoonyahanada ku sugan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa codkooda ku biiriyay Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo lagu baraarujinayo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, maalintii shalay ahayd kuwaasi oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Xildhibaanadaan waxaa hogaaminayay Abuukaate Daahir Xasan Cabdi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Magaalada Marka Ee Gobalka Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax, kaasi oo lala eegtay ciidamo ka mid ah…