1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Soomaaliya Dibadda oo Gaaray Magaalada Jeddah Wasiirka arimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada Jeddah ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaasi oo uu kaga qaybgeli doono shirka wasiirrada arrimaha dibedda wadamada Jaamacadda Carabta,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Wareegii Labaad La Aadayo iyo Xildhibaannada oo La Isku Hayo Dooashada dalka Turkiga ayaa natiijada kasoo baxday wareegii koowaad waxaa ay muujinaysaa in dhinac walba uu heysto fursad uu ku guuleysan karo. Madaxweynaha xilka haya Recep Tayyip Erdogan oo helay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Awoodsiinta Maskaxda Da’yarta: Sheekada Macallimad Dadaal Badan, Faaduma Ismaaciil Faaduma Ismaaciil uma qorsheysneyn in ay noqoto macallimad. Faaduma waxay shahaadada koowaad ee jaamacadda ku qaadatay cilmiga caafimaadka, inkastoo ay qabtay dareen ah in ay raaci doonto waddadii aabaheed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Turkiga Maxaa Kasoo Kordhay? Doorashada Turkiga waxaa wali socota tirinta codadka sida uu sheegay guddiga doorashada, hoggmiyeyaasha u tartamaya madaxweynaha ayaa iska ag dhow ilaa iyo hadda codadka la tiriyay, madaxweyne Erdogan ayaa codad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoogagga Reer Falastiin iyo Israa’iil oo Xabad Joojin Ku Heshiiyay Waxaa raxjo laga muujinayaa in xabbad joojin ay qabsoonto Marinka Gaza, si loo soo afjaro dagaalka shanta maalmood ee u dhexeeya ciidanka Israa’iil iyo xoogagga reer Falastiin ee Islamic Jihad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniinta Turkida oo Maanta u Dareeraya Goobaha Codbixinta Waxaa maanta muwaadiniinta dalka Turkiga ay u dareerayaan soo doorashada madaxweynaha iyo Baarlamaanka, waxaana dhinacyadu ay soo gabagabeeyeen ololahooda doorasha, xilli doorashada sanadkaan ay tahay middii ugu adkeyd oo madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Markale Ka Qarxay Khartoum, Xilli Wakiillo Ku Shirsan Yihiin Sucuudiga Waxaa markale dagaal uu dib uga qarxay magaalada Khartoum iyo magaalooyin kale, xilli maanta la filayo in ay hirgasho xabad joojin ay dhinacyadu ku gaareen wadahadallada magaalada Jidah, dhawaqa rasaasta…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Barri Dhaceysa iyo Ololihii Ugu Dambeeyay oo Dhinacyadu Wadaan Waxaa heer gabagaba ah soo gaaray ololaha doorashada guud ee dalka Turkiga, madaxweyne Erdogan oo ah madaxweynaha ugu awoodda badan dalka Turkiga taladana haya, ayaa dagaal adag kula jira mucaaradka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Dib u Eegeysa Deymaha Kaga Maqan Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la qaatay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddiga Dib-u-Eegista Dastuurka oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM Guddoonka Guddiga madaxa banaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddoonka Guddiga la socodka dastuurka ayaa maanta Kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo…